Faculty of medical laboratory_ plasma University

Faculty of medical laboratory_ plasma University

Share

without laboratories men of science are soldiers without arms οΏ½

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 31/01/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ’―β€
Waxaan halkaan hambalyo qalin jabin ay farxadi ku dheehantahay lawadagayaa
Walaashay macan Shukri Maxamed Abdi waxaad gartay qeyb ka mid ah himiladaada horay u soco πŸ‘¨β€πŸŽ“
Waa ku faraxasanahay farxdda maanta qalinjabinta heerka 1-aad ee Jaamacadda.

waxaan ku leeyahy Dadaalkaada halkiisa ka sii wad Allah hakula garab gallo inta kuu dhiman Hamigaadda iyo hanka aad hiigsaneyso πŸŽ“πŸŽ“πŸŽ“β€β€β€βœπŸ€

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 22/08/2023

Asc dhamaan bahda jaamacada plasma , salaan kadib waxaan halkan hambaliyo ugu dirayaa dhamaan aradadii ka qalin jibisay jaamacada 2022---2023. Waxaan si qaas ah ugu hambalyeenayaa health science qaasatan medical laboratory.
Waxaa Allah mahadii ah in safarkii dheraa 4 sano aha ad kuso gabagabeyseen Guul weyn
Waxaana idin rajeynayaa Dadaalka iyo guulaha inaa halkaa kasii wadaan sidokle
Waxaan idin leeyahay cilmiga aad barteen alle ha idin ku anfaco , oo alle ha idin kaga dhigo midkii dadka iyo dalka aad kusoo celin lahaydeen.β€πŸ’―πŸ‘¨β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸŽ“πŸ‘©β€πŸŽ“πŸ‘©β€πŸ”¬

22/08/2023

Latter congratulations to BMLT 2022/2023

16/06/2023

We stick together P.u family πŸ‘ͺ

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 24/03/2023

Ramadan kariim dhaman umaha muslimiinta ah meelkasta ay jogaan khasatan ardeyda shaybaarka ee Plasma University waxaa Allah kabaryeynaa inuu Ramadan kaan cafimaad inogu dhameyo kiisa kalena nagu gaarsiiyo
Ajarkiisana ina Allah ina waafajiyo πŸ™πŸ€²

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 13/03/2023

Waxaan soqabaney shaqo adag Waxaana sobandhignay kubad qurxoon oo qof walbo uriyaaqey kubadu waa cad iyo madow waxaan jeclayn inaan meel inta kawanaagsan geyno team keena balse waxa nagu dhacay qadar rabi waana waajib inaan kuwada qanacno thanks 😊 dhaman ardeyda iyo ciyaar yahanada BMLT πŸ’”πŸ₯ΊπŸ™

12/03/2023

Our captain πŸ’™ 🀍πŸ’ͺ

12/03/2023

πŸ€πŸ’™πŸ’ͺ

Photos from Plasma University's post 08/03/2023
06/03/2023

Determination of blood Group
5/3/2023
Siminar Done βœ”

04/03/2023

Waxaa Allah kacodsaneynaa in malinta bari ah taariikhduna ay kubegantahay
Date 5/3/2023 ⏲ 10:30am
Inuu sinabad inogu qabsomo siminar mowduucisu yahay Determination of blood Group βœ‹

27/02/2023

Sadaali kulanka Galabta Galabta
Yaad is ledahay Galabta wuu badindonaa
BMLT vs Acounting ⚽️πŸ₯…

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu