ALansaar Institute of Languagess and Training Health

ALansaar Institute of Languagess and Training Health

Lessons

Operating as usual

16/12/2023

11 Faa’iido ee Sanjabiisha Laga Helo

“Calooshaa la-imajiirayaa, waxaad dareemayaa qabow, duray ayaa ihaya waa inaan sanjabiil cuno”, waa talo in badan oo dadka ka tirsan aad ka maqlayso, waxaa ku jira faytamiin badan, oo maaddooyin cunno ah oo u roon caafimaadka habdhiska difaaca jirka, cudurradana kaa ilaalineysa.

Hadaba, website-ka “Healthline“, ayaa waxa uu qoray faa’iidooyin badan oo sanjabiisha laga helo.

Faa’iidooyinka Sanjabiisha Laga Helo

1: Sanjabiisha waxaa laga helaa maaddo cunto ah oo daawo u ah mashaakilka habdhiska dheefshiidka, sida; dawakhaadda, matagga, yalaalugada.

2: Heerka sonkorta ee dhiigga ayay hoos u dhigtaa, sidaas oo kale wadnaha ayaa waxa ay ka ilaalisaa dhibaatooyinka xinjirrowga ah.

3: Waxaa lagu daaweeyaa cudurrada habdhiska neefmareenka ku dhaca sida; neefta, burunkiitada, hargabka iyo qufaca.

4: Daraasaadka la sameeyay waxey caddeeyeen in Sanjabiisha ay ka shaqayso yarenynta xanuunnada iyo caabuqyada kala duwan, jirka waxey ka dhowrtaa in uu qofku lafa jab uu ku dhaco.

5: Waxey hoos u dhigtaa xanuunka caadada, sidaa awgeed dumarka waxaa lagula taliyaa iney isticmaalaan marka ay caadadu u joogto.

6: Habdhiska dareemayaasha qofka ayay u roon tahay, waxey qofka ka ilaalisaa istarooggu inuu ku dhufto, waxeyna ka ilaalisaa Alzheimer iyo cudurrada duqnimadu ay keenaan.

7: Cilmi-baarisyada qaar waxey leeyihiin sanjabiishu waxey kaalin wanaagsan ka ciyaartaa dhimista miisaanka jirka.

8: Waxaa laga helaa fiber badan oo dhanka cunnada ah, macdan badan oo xakameysa heerka cadaadiska dhiigga ayaa laga helaa.

9: Waxaa lagu daaweeyaa madax-xanuunka, hurdo yarida, dareemaya ayaa lagu dejiyaa, walwalka iyo niyad-jabkana ayaa lagula dagaallamaa.

10: Caafimaadka galmada iyo bacraminta ayay u roon tahay.

11: Caafimaadka haragga sare ee jirka ayaan looga maarmin, waxeyna jirka ka ilaalisaa shucaaca Qorraxda ee dhibaatada badan, sidaas oo kale; haragga way iftiimisaa, goobaha madowna way ka baabi’isaa.

Share dheh page kana like saar

04/08/2023
03/01/2022

Gacmo isweydaartay ayay galladi ka dhalataa. “Friendship cannot stand always on one side.”

• Garaadyo laysu keenay ayay garasho ka dhalataa. “Four eyes see more than two.”

• Garo naftaada. “Know thyself.”

• Geel kolkii loo heeso, goroyo u hees.
“Speak a different topic.”

• Geeriyi nin aanad garanayn iyo geeljire ayay ku roon tahay. “Death is a commonplace only when it happens to camel-herders and to people you don’t know.”

• Gees lo’aad kulaylka ayaa lagu gooyaa.
“Make hay while the sun shines.”

• Gogol rag waa godob la’aan. “A good conscience is a soft pillow.”

• Good iyo abeeso waxba isma doorshaan.
“Between two evils it’s not worth choosing.”

• Guul ama geeri. “Do or die.”

• Guulle haydin gargaaro! “God bless you!”

• Habar fadhida legdin la fudud. “Easier said than done.”

• Hadal calool baahan ma buuxsho. “Fine words butter no parsnips.”

• Hadal daan la qabto ayuu leeyahay. “A word spoken is past recalling.”

• Haddii kale. “Or else.”

• Had iyo jeeraale ruux toosani ma jiro.
“No man is wise at all times.”

• Hadduusan qadhaadh jireen, miyaa la qiri lahaa malab? “Who has never tasted bitter, knows not what is sweet.”

• Ha dhaafin, ha dhiteen oo dib haw dhigan hawl eegga ku dhawri! “Procrastination is the thief of time.”

• Hadhuub caano daata, dabada ayaa la qabtaa. “It’s no use crying over spilt milk.”

• Hal aad nin ku baratay kaama luminnin.
“No great loss without some small gain.”

• Hawl aan laguu dirsannin dalaq ha soo orannin. “Mind one’s own affairs.”

• Heddiisii baa gashay. “One’s time has come.”

• Huriweyto hooyada ikhtiraaca weeye.
“Necessity is the mother of invention.”

• Iga fog fadqalallo. “Out of the woods.”

• Ilaahow, Adaa Qaaddir ah. “God Almighty.”

• Indhahaaga oo shan ah. “Under somebody’s nose.”

• Indholaawe illaawe ayaa dhaama. “Better one-eyed than stone-blind.”

• In la waayo raagidda ayaa ka wacan.
“Better late than never.”
Sent from my BlackBerry

Prepared ByTeachher Caaqli Honest

Photos from ALansaar Institute of Languagess and Training Health's post 23/01/2021
Photos from ALansaar Institute of Languagess and Training Health's post 23/01/2021

learnt day and night

23/01/2021

asc welcome

11/01/2021

BARO ERAY BIXINYAN

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

BARO ERAY BIXINYAN

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00
Other Education in Mogadishu (show all)
Ahlusunnah wal-jamaca Ahlusunnah wal-jamaca
Ahlusunnah Wal-jamaca
Mogadishu

Ahlusunnah wal-jamacah. www.ahlusunnah.ning.com http://www.ahlukheyr.com/ Booqo fadlan Group-kena

Hamar International Academy Hamar International Academy
Banadir Road
Mogadishu

Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia

Eng jubo Eng jubo
Mogadishu, 6241

welcome our page please like , follow and then invite your friends to get more benefits thanks

HIU Faculty Of Health Science HIU Faculty Of Health Science
Abdikasim
Mogadishu, KM4

To be learning center Excellence For Health Science in Somalia

Hello Teacher & Hello Student Hello Teacher & Hello Student
(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu, 252

Let me edit your English Grammar!

Salaam Academy Salaam Academy
Mogadishu/
Mogadishu

(( #Learn Today to Succeed Tomorrow# ))

Buruburu  primary And secondary school Buruburu primary And secondary school
Mogadishu, BURUBURU144

Ceelow Ceelow
Mogadishu

قيل للقعقاع الأوسي: قُلْ لنا شيئًا عن الجنة يشوّقنا إليها. قال: فيها رسول الله ﷺ ���

Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra
Carafaad
Mogadishu

Iqra school

Jubba primary and secondary school-Bardhere Jubba primary and secondary school-Bardhere
Bardhere
Mogadishu

Learn today lead tomorrow

Bashir Mohamed Abdukadir Bashir Mohamed Abdukadir
Mogadishu

إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ