Bright Academy

Bright Academy Of Languages And Scientific Subjects

Waxa uu Bright Academy kuu diyaariyay Manhajkii ugu haboonaa luuqada Englishka ah ku baro mudo kooban xirfadaha luuqada ...
17/10/2023

Waxa uu Bright Academy kuu diyaariyay Manhajkii ugu haboonaa luuqada Englishka ah ku baro mudo kooban xirfadaha luuqada sida: qorista, akhrinta, ku hadalka iyo waliba dhageysiga.

Hadii aad ku dhibantahay Luuqada Englishka ah xirfadaha ugu muhiimsan sida: ku hadalka, qorida, akhrinta iyo waliba dhag...
02/10/2023

Hadii aad ku dhibantahay Luuqada Englishka ah xirfadaha ugu muhiimsan sida: ku hadalka, qorida, akhrinta iyo waliba dhageysiga, ka mid noqo bahda Baright Academy.
Sidookale hadii arday shahaadi ah fasalka 12aad ku qaado 6bilood Scientific Subjects:
1- Chemistry
2-Biology
3- Physics
Math
Hadii aad tahay fasalka sideedaad ku qaado mudo Kooban:
1- English
2- Math

Wixii faah faahin kala xiriir
0611235050/ 0615141510/0615906324

Waxaa Bright Academy School si habsimileh uga socda cashiradii labada fasal ee shahaadiga ah  sanad Dugsiyeedka 2023-202...
20/09/2023

Waxaa Bright Academy School si habsimileh uga socda cashiradii labada fasal ee shahaadiga ah sanad Dugsiyeedka 2023-2024 Fasalka 8aad iyo Fasalka 12aad.
Form four
------‐--‐------
1- Chemistry
2- Biology
3- Math
4- Physics
Class Eight
‐‐--‐‐--‐---‐-----
1- English
2- Math

Horay u gaar xafiiska Bright Academy School.
Tell: 0611235050/0615851410/0615906324

OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS.September 2023 Iskuulka waxa uu qanayaa fasalo cusub ardayda aaska ah oo laga dhasiyo 4 maado...
30/08/2023

OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS.
September 2023 Iskuulka waxa uu qanayaa fasalo cusub ardayda aaska ah oo laga dhasiyo 4 maado oo kala ah:
1- Luuqada Ingiriiska ah
2- Luuqada Carabiga ah
3- Xisaab
4- Farqurxinta

Wixii faah faahin ah kala soo xiriir

0611235050/ 0615906324/ 0615851410

19/08/2023

Ku soo biir ubadkaagana ku soo biiri.

Waxaa socda qorista fasalada soo socda:
1- Scientific Subjects.
2- Math and English.
3- English Classes.

Contact us: 0611235050/0615851410/ 0615906324

Ku soo biir kana mid noqo.Ardaygii tayaysan ayaa tiigsada asaagii.
06/08/2023

Ku soo biir kana mid noqo.

Ardaygii tayaysan ayaa tiigsada asaagii.

OGEYSIIS—-OGEYSIIS-OGEYSIIS- OGEYSIISBISHA AGOOSTO IYO FASALO CUSUB.Waxaa dhammaan Bulshada degan Degmada Kaxda iyo nawa...
27/07/2023

OGEYSIIS—-OGEYSIIS-OGEYSIIS- OGEYSIIS

BISHA AGOOSTO IYO FASALO CUSUB.

Waxaa dhammaan Bulshada degan Degmada Kaxda iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in Bright Academy School uu qadanayo Fasalo Cusub oo kala ah:

1. Diyaarinta ardayda Dugsiga Hoose iyo Dhexe oo laga dhisiyo Carabiga, Englishka, Xisaabta iyo Farqurxinta.
2. English courses loogu tala galay ardayda isku diyaarineysa jamacadaha iyo ardayda hada dhiga Dugsiga sare courseskaas oo kala ah:

1. Normal Course : Three years.
2. Intensive Course : Two years
3. Crash course : One year

Kala soo xiriir wixii faah faah in ah
Tell: 0615851410/ 0611235050/ 0615906324

Ogeysiis—————Fasallo Cusub Bisha 7aad (July New classes) . Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Bahda waxbarashada ee Ku dhaqan...
26/06/2023

Ogeysiis
—————

Fasallo Cusub Bisha 7aad (July New classes) .

Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Bahda waxbarashada ee Ku dhaqan degmada kaxda In Bright Academy qaadanayo fasallo cusub Bisha 7aad kuwaas oo kala ah :

1. Luuqadda Ingriiska ( English language) kaas oo isugu jira Heerar kala duwan Sida Bilow (Beginner) , Dhexdhqxaad(intermediate) iyo Dhamaystir (Advanced) .
2. Scientific Subjects: Waxaa lagu baranayaa Maadooyinka Saysniska sida Mathematics, Physics, Chemistry, Iyo Biology .
3. Fasalka 8aad : waxaa loogu talagalay ardayda sanadkan ugudbaysa Fasalka 8aad (Grade 8 students) iyadoo ardayda laga dhisayo maadooyinka Xisaabta iyo ingriiska .

"Horey Ugaar Bright Academy oo dhis Himiladaada "

Is qoristu way Socotaa horey ugaar Xarunta School-ka Oo kutaala Xaafadda 2aad halka laamiga cusub ku egyahay .

Wixii Faahfaahin intaa dheer kala xiriir Lambaradan hoos kuqoran .

0615128754
0615851410
0616446452

19/05/2023

full time classes

Waxaa si habsami leh usocda wax barista iyo kobcinta ardayda Bright_Shcool
Macalimiin tayo leh iyo wax barasho lahubo
Waad ugu imanaysaa ee
Horay ugaar oo dhis ubadkaaga🙏

19/05/2023

Part time Classes.

waxa dhaman Bulshada ku dhaqan Degmada Kaxda iyo Nawaxigeeda la ogeysinaya in Bright Academy oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh uu qaadanaayo Fasalo cusub oo baxaya malamaha khamista iyo jimcada
Waxaad ka heleysaan Manhaj tayeysan oo u gaar ah BRIGHT ACADEMY oo maqal iyo muuqaal leh .

School ka bright academy ood ugu barateen waxbarasho tayo leh oo isugu jirta ful time iyo part time wuxuu bilaabi rabaa ...
06/05/2023

School ka bright academy ood ugu barateen waxbarasho tayo leh oo isugu jirta ful time iyo part time wuxuu bilaabi rabaa fasalo cusub oo jimcada iyo khamiista isuguna jira:
1. Dhisada ama kaabida Ardayda schoolada dhigta ee luuqadaha iyo Xisaabka ku liita.
2. Iyo ardayda waxbarashad ka daahay oo loo diyaarinaayo si ay schoolada meel fiican ugu fadhiistaan.
Hadaba waalid uga faaiidee ilmahaaga fursadaan.
Fiiro gaar ah schoolka wax uu wax ku baraa ilmaha hab maqal iyo muuqaalo ah, oo ay bixinayaan Macaalimiin aqoon sare leh.

Kala xiriir: 0615851410, 0611235050,

Address

Mogadishu/
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bright Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category