Quality Healthcare Training & Seminars

Quality Healthcare Training & Seminars

Share

Quality Institute is a Non-Profit Organization, Empowering Health Education through Healthcare Training and Seminars.

20/09/2020

Dhammaan kalkaaliyayaasha Caafimaadka waxaa u furan fursad qaali ah oo ay ku heli karaan 100,000$ oo la hubo in la siinayo haddii ay ku guuleystaan in ay keenaan Fikrad cusub oo lagula tacaali karo qofka qaba Caabuqa COVID-19, sidoo kale agab cusub oo loo adeegsan karo ka hortaga ama yareynta Caabuqa COVID-19.

Lacagta waxaa waxaa bixineyso shirkadda Johnson & Johnson.

Ka faaiideysi wacan.

08/03/2020

marka ay uurka qaadaan waxaa dhacda inay qaarkood maraan marxalad taas oo uu u keeno uurku oo waxaa ku imaado isbadal xaga jirka, dabecada iyo guud ahaan nolsha ama habdhaqanka.

Xaaladan waxaa loo yaqaanaa ama (morning sickness) waana calaamado sida: iyo Ee lagu arko kolkey haweenda uurka qaado.

Walac inta badan wuxuu yimaadaa 6da isbuuc Ee ugu h**eysa uurka waxa uuna garaa ilaa bisha 4aad Ee uurka.

Dumarka qaar ayaa walaca aad ugu oo waxaa ku dhacdo nafaqo daro, markay cuntooyinkay cuni jirtay badankoodu ka xidhmaan, miisaankoodu hoos udhaco, oo waxaa la dhigaa -ka, halaka kuwa qaarna aanana daremaan xanuun badan oo waxaa ufurantahay cuntada.

Dumarka aadka ugu xanuunsada wallaca, waa in la siiyo daryeel aad u waanagsan oo dhinac waliba ah.

Maxaa sabab walaca?

Inkatoo si dhab ah loo xaqiijin waxa sababa walaca hadana waxaa la rumeysan yahay in ay kento Isbadalada ku imaado dhecamada (Hormone-da) haweenka xilga uurka;
sida: in ay aad u bataan hormone-da loo yaqaano:

• Human chorionic gonadotropin (hCG) waxaana hormoonka lagu kala garto in haweenda uur ledaay iyo inkale
• Sidoo kale hormone-ka kale Ee loo aaneyno walaca waa horomn-ka loo yaqaano progesterone.
• Sidoo kale walaca waxaa keeno Sokorta dhiiga oo hoos u dhacda.

;

Majirto siyaaba looga hortagi karo walaca balse waxaa jiro Talaaboyin kaa caawin karo ama yareyn-karo calaamadaha walaca:



• cabo biyo badan ugu yaraan 8 galaas oo biyo ah maalintiiba.
• Qaado Fiitamiinada D, calcium iyo caanaha iyana waxay muhiim u yihiin adiga iyo ilmahaaga.
• Qaado cuntoyinka ay ku badan yihn protein-ka iyo vitamin-ka
• Waa in aad cuntaa buskud, laws.
• Sidoo kale waa in aad nasiinada badisaa
• Cunatada u cun inyar inyar halkaa xadi badan halmar wada qaadan lahyd.
• Qaado Vitamin B-6 Dheeri ah
• Sidoo kale waxaa wanaagsn in aad qaadato Multivitamin
• Waa in aad cuntaa fruits-ka sida muuska.



Waa in aad ka fogtaa sheyadaan hoos ku xusan;
• Meelaha lagu cabo muqaadaraadka sida sigaarka iyo shiishada.
• cuntooyinka sokorta iyo basbaaska ay ku badanyehn
• sidoo kale waa in aad ka fogtaa cuntooyinka dufunta ay ku badanyihn.
• waxaa wanaagsan in aad cunto cuntooyinka fudud sida
• ka fogow in ay caloshada marnaato
• Ha seexan meel kala koraysa oo qeybta h**e jirkaga sida madaxa hoose ha u raaricin
• sidoo kale waa in aad ka fogtaa meelaha wax ay ka carfayaan.
• Waa in aad ka fogtaa waxyaabha ay ku jiraan maadada cofien-ka sida coffe-ga ama xaqwada



Hadii aad isku aragto qaar ka mid ah la xariir dhakhtar-kaaga:

• Hadii aad qaadan weyso cunta
• Hadii mataga iyo lallabada aad u badanyihn ama aad dareento tabar dari
• Dhiiga midbkisa yahay casaan oo la socdo xinjiro iyo xanuun dhabarka iyo qeybha hoose ee caloosha.
• Hadii aaad dareynto in uu Misaankaga hoos u dhacayo
• Hurda yari
• Matag cuntada ka dib
• Xumada aad u daran
• Wareer iyo Madax xanuun joogta ah
• Cadaadiska dhiiga aad u kaca 140/90
• Barara hareerha indhaha

W/Q:

29/02/2020
13/11/2019


20/10/2019

“Take care of your Employees and they will take care of your business, it’s simple as that”.
-Richard Branson.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
00252