10/04/2023
Hambalyo Dugsiga Sheikh Madar oo wacdaro ka dhigay wareegi 2aad ee tartan aqooneedka kaalinka Qalam.
Kusodhow pega midowga Ardada Dugsiyada muasasada imamma al Shaafici Ee kamid ah horyalka u ah dugsiyada gobolka Banadir
10/04/2023
Hambalyo Dugsiga Sheikh Madar oo wacdaro ka dhigay wareegi 2aad ee tartan aqooneedka kaalinka Qalam.
09/04/2023
Caawa 09:00Pm Fiidkii wuxuu tartan adag dhexmari doonaa Dugsiyada kala ah ๐๐บ๐ฎ๐บ๐ ๐๐ต๐ฎ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ถ ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐ผ๐ป๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น iyo ๐๐ฏ๐น๐ฎ๐น ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐ผ๐ป๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น oo ku yaalla Banaadir
F.G; Tartanka Dugsiyada Sare ee bisha Ramadaan habeen walba waxaad si toos ah kaga daawan kartaan Qalam Education Platform & Salaam Cable TV & Aqoon Bile
.
Dugsiga H/dhexe Ee Imaam Shaafici (Xarunta) Waa Hoyga Aqoonta.
ู
ุฏุฑุณุฉ ุงูุฅู
ุงู
ุงูุดุงูุนู ุงูุงุจุชุฏุงุฆูุฉ ูุงูุงุนุฏุงุฏูุฉ (ุงูู
ุฑูุฒ)
ู
ูุจุน ุงูุนููู
ูุงูู
ุนุฑูุฉ ูุงูุชูู
ูุฉ
Dugsiga H/dhexe Ee Imaam Shaafici (Xarunta) Waa Hoyga Aqoonta.
ู
ุฏุฑุณุฉ ุงูุฅู
ุงู
ุงูุดุงูุนู ุงูุงุจุชุฏุงุฆูุฉ ูุงูุงุนุฏุงุฏูุฉ (ุงูู
ุฑูุฒ)
ู
ูุจุน ุงูุนููู
ูุงูุชูู
ูุฉ ูุงูู
ุนุฑูู
22/03/2023
Ramadaan Kariim
22/03/2023
Dhamaad waxaa k**a danbaysta u gudbay 4/3 hambalyo
21/11/2022
14/09/2022
Xaflad dhiiragelin ah oo loo qabtay ardayda kaalimaha h**e ka gashay imtixaanka fasalka 8aad Ee gobolka banaadir
02/09/2022
Waxan Hambalyo iyo farxada laqeybsanaynaa mamulaha ugu wanaagsan Ee sanadka ay shacisay ๐๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ sanadkii 4aad maalinta 2aad Ee hogaminayo macalinka Bulshada Macallin Kobac Hambalyo udiraynaa
Mamulha ugu wanaagsan sanadka 2021-2022 Dugsiga Imamu shafici km16 Mamule:-Cabdulqadir Mumin Geedi ,
ugu wanaagsan sannadka Imamu Shafci km16 Ustaad Hassan Abdi Hubey ,
Ugu wanaagsan Imtixankii ay qaadaay
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Kaalinta 1aad ugalay Dugsiga Imamu Shafici km16 Maxmed cabdulahi Cabdi Dhamaan Hambalyo
29/07/2022
Dugsiyada Giirre iyo macallin caddoow oo ka mid ah Dugsiyada Mu'asasada Imaamu Shaafici ayaa ka mid noqdeen 10 ka dugsi ee ugu saraysa imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee gobolka banaadir iyado guud ahaan dugsiyada gobolka ay gaarayaan 590 dugsi.
Hamplyo ayaan leenahay ardayda Mu'asasada Imaamu Shaafici.
28/07/2022
Waxaan hambalyo leenahay Dugsiyaa Mu'asasada Imaamu Shaafici ardaydooda , waalidiintooda iyo macallimiintoodaba dadaalka dheeraadka ah ay bixiyeen iyagoo helay 7 kamid ah 10 ka arday ee ugu saraysay imtixaanka gobolka fasalka 8aad.
Hampalyo Hamplyo Hampalyo.
1) imaamu Shafici km16
2) imaamu Shaafici Caddow ceelasha
3) imaamu Shaafici Hodan
4) Amiir nuur
5) Giire
6) Giire
7) Imaamu Shaafici km16