27/09/2025
โจ Welcome To Horseed International University (HIU)
๐ ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ.
๐ Academic Year 2025 โ 2026
โ
ADMISSION IS OPEN
Programs Offered:
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ข๐๐ฐ๐ข๐๐๐ซ๐ฒ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ข๐๐ญ๐๐ญ๐ข๐๐ฌ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐จ๐ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐๐ซ๐๐ฉ๐ฒ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ of Pharmacy
โ๏ธ Contact Us:
๐ 0619277654 | 0619277653 | 0619277655
20/09/2025
๐ข ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก โ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐!
Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay soo kordhisay takhasus cusub oo ah Barashada Culuumta Farmashiyaha (Department of Pharmacy), kaasoo muhiimad weyn u leh horumarka caafimaadka dalka.
Ardayda daneynaysa takhasuskan cusub waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay si degdeg ah u iska diiwaangeliyaan Kuliyadda Caafimaadka si ay uga faaโiidaystaan fursaddan muhiimka ah.
๐ Nagu soo booqo: Xarunta Jaamacadda ee kuugu dhow, ama nala soo xiriir si aad u hesho warbixin dhameystiran:
๐ 0619 277 654 โ 0619 277 653 โ 0619 277 655
13/09/2025
Dhammaan Bahadaha Caafimaadka iyo Ardayda daneynaysa barashada cilmiga Caafimaadka, waxaa la Ogeysiinayaa in Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Caalamiga Horseed ay soo kordhisay takhasus cusub oo ah Barashada Culuumta Farmashiyaha (Department of Pharmacy) kaasoo aad muhiim ugu ah horumarka Caafimaadka dalka.
Ardayda daneynaysa takhasuskan cusub, waxaa lagu dhiirrigelinayaa in ay u soodegdagaan iska diiwaangelinta Kuliyadda Caafimaadka si ay uga faaโiidaystaan fursaddan muhiimka ah.
๐ Nagu soo booqo: Xarunta Jaamacadda ee kuugu dhow, ama nala soo xiriir si aad u hesho warbixin dhameystiran:
๐ 0619 277 654 โ 0619 277 653 โ 0619 277 655
10/09/2025
โจ Welcome To Horseed International University (HIU)
๐ ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ.
๐ Academic Year 2025 โ 2026
โ
ADMISSION IS OPEN
Programs Offered:
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ข๐๐ฐ๐ข๐๐๐ซ๐ฒ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ข๐๐ญ๐๐ญ๐ข๐๐ฌ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐จ๐ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐๐ซ๐๐ฉ๐ฒ
โ๏ธ Contact Us:
๐ 0619277654 | 0619277653 | 0619277655
11/07/2025
Thesis Defense Days
HIU Faculty Of Health Science
Horseed International University HIU
Hambalyo HambalyoHambalyo Hambalyo
17/06/2025
๐๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ
HIU Faculty Of Health Science
Department of Laboratory
Practical Exam
28/05/2025
Qaar ka mid ah Ardeyda Kulliyadda ayaa Bandhig ku sameeyay Barnaamijka Dood-wadaaga oo looga hadlaayo ๐๐๐-๐ช๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ kaas oo ay soo agaasintay Kulliyadda Cilmiga Caafimaadka ee Jaamacadda Caalamiga Horseed.