Somali Weyn Primary & Secondary School

Somali Weyn Primary & Secondary School

Share

Education

31/01/2025

Soo for magaca iskuulkii ugu horeeyaya ee aad Ka bilaabtey wacbarashada

25/08/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhammaan ardeyda somaaliyeed gaar ahaan ardeyda magaalada mugdisho ku nool iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ardeyda Foom foorada cusub iyo ardeyda fasalka 8aad loo haayo waxbarasho bilaash ah gaar ahaan xisaab foom foor iyo xisaab 8aad.
✓mudada waxbarashada waa afar bilood
✓maadooyinka waa xisaab form four iyo
✓xisaab fasalka 8aad
✓waxbarashada waa bilaash ama free
✓ ardeyga waxaa laga qaadaa kaliya $10 diiwan gelin.
✓ xaruunta waa iskuulka Al-Siraaj primary and secondary school
✓wuxuu ku yaalaa Degmada shibis gaar ahaan inta u dhexayso 4ta derjin iyo tabeelaha jecelka.
✓waqtiga waa part time ama khamiis Iyo jimco.
✓bilaabashada koorsooyinka waa 5/9/2023
✓waxay soconaysaa ilaa iyo bisha janaayo.
✓ waqtiga foom foorka bilaabanaayo waa 8:00am ilaa 10:00am ama subaxnimo
✓waqtiga fasalka 8aad bilaabanaayo waa 10:00am ilaa 12:00pm
✓tirada loogu talagaley ardeyda foorm foorka waa 25 ardey; fasalka 8aadna waa 25 ardey.
Halkudhigeena waa "Tayaynta Tacliinta Iyo Tarbiyada Ubadka waa Halbeega Tusmadeena!"
Waxii faafaahin ah Kala xiriir ustaad Abba what's up number 0618513983 ama
Gmail: [email protected]

08/07/2023

OGAYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhammaan waxaa la ogaysiinayaa ardeyda jecel waxbarashada in Acadeemiyadda Farqurxinta Ustaad Abba ay bilaabayso waxbarasho online oo lacag la' aan ah maadoyinka la baranaayo waxaa ka mid ah:
1) Farqurxinta iyo shuruucdeeda waa laba billood
2) Xisaab bilaaw 4 blood
3) English bilaaw 4 blood
4) Af soonaali qorid iyo hingaad afar blood
Dhammaan koorsooyinkaan waa online waana free waxii faafaahin ah la xiriir what is up 0618513983 maamulaha acadeemiyada Al ustaad Mohamed Aba- Nor Haji Mustafa Ahmed( ustaad aba ) mahadsanidiin

04/06/2023

لا إله إلا الله و لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.
Waa hooyo la daalaa dhacaysa duruuf adag iyo imtixaan fadlan illahay dartiis ku caawi hooyadan waxay haysataa caruur agoon ah hadana araga naafo ka ah.

Illahayow waad awoodaa ee f***j khyer qaba u fur.

Walaal u share garee si ay umada uwada gaarto mahadsanidiin

04/06/2023

😭Aabe cabdi xuseen xasan
Waa aabe xanuunsan waxuu hestaa
5 caruur ma jirto cid ku caawiso oo garabtaan
Ugu hagaaji waxaad heli karto 0615196274
Walaalkeen aan ka farxino miskiinkan aan wax ku sadaqeesano sadaqadu yaaraan ma gaso
Walaalyaal qofkii aan waxba u awoodin ha u share gareeyo waxay la mid tahay adigoo wax sadaqeystey

04/06/2023

Asc ardeyda isku diiwaan gelisay koorsada farqurxinta online ka waxaa loo sheegaa in haween dambe la bilaabaayo Insha Allah ardeyda kale e rabta inay ka faaiideystaan koorsadaan waxay jaanis heystaan ilaa haween dambo waana free waxii faafaahin la xiriir what is up no 0618513983

01/06/2023

Welcome
Ururka Samafalka Bulshada Ee Kulmis

01/06/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu Somali
Mogadishu