Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos

Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos

Share

Benadir University United Computer Science Students (BUUCOS)

Photos from Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos's post 30/01/2022

Alxamdulilaah waa galabta innoo qabsoomay kulan udhaxeeya labadda fasal ee kala ah B16 iyo B18.Waxaana ay guushu raacday B18. Waqtigii caadiga ahaa waxa ay ku dhammaatay Barbar dhac oo ay labadda fasal kala heleen B16 2 vs B18.

Waxaana toos loo aaday rigoore. Oo ay 3 iyo 2 guusha ku raacday Fasalka B18.

○Golasha waxaa ay ka kala heleen labadda fasal.

●B16:
1)Abdikadir abajoonga 2 goal
●B18:
1) Sakariye 1 goal.
2) Yuusuf 1 goal.

🔴Roose: cabdalla

Hanbalyo hanblyo hanblyo B18 oo sidaas ugu gudbay fiinaalka. Waxa ayna la ciyaari doonaan fasalka B19 oo iyaggu sii sugayey labaddaa koox kii soo baxa.

30/01/2022

Kulanka Galabta B16 vs B18. Jaantuska hoos ka akhriso.

Photos from Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos's post 25/01/2022

Bismilaah! Alle ayaa mahad iska leh marka koobaad. Marka labaadna waxaa mahad leh dhammaan fasaladda kala gadisan ee waqtigaan kuliyadda computer science and IT ee 4 ta ah. Kuwaas oo aan la.aantood tartankaan quruxda badan qabsoomeen.

Waxaa tartankaan soo agaasimay guddoomiyaha ururka Eng Abdikadir Farey iyo xubnihiisa kale duwan.

Waxaa wadda ciyaaray labadda fasal ee kala ah B17 iyo B19 ciyaar qurux baxan ayeey soo ban dhigeen oo sare ah. Waxa ayna kusoo idlaatay B17 0 vs 6 B19.

Goolasha waxaa kala dhaliyey ciyaaryahanadda kala ah.

1) Abdimajid Mohamed 1goal.
2) Isxaaq Osman 3 goal.
3) Ilyaas Mohamed 2 goal.

02/11/2020

انا_لله_وانا_اليه_راجعون

Gudoomiyaha Jaamacada Benadir ,Hormuudka Kuliyadda Computer Science ee JB, Coordinator-ka Kulliyadda Computer Science & IT ,Macalimiinta iyo Dhaman Ardeyda Jaamacdda Benadir waxa ay Tacsida iyo Tiiraanyada La Wadaagayaan Waalidka, Dhamaan Ehelka , Qarabada iyo Asxaabta Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hussein Hassan Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaaladda Mogadishu.

Faiza Waxey Kamid eheyd Ardeyda Dhigato Kuliyadda Computer Science & IT ee JB Gaar Ahaan Dufcada 17aad ( Batch 17).

Allaha Unaxariisto Janadii Firdowsa Haka Waraabiyo Samir Iyo Imaan Allaha Naga Siiyo.

21/03/2020

Shalay oo tariikhdu ku beegneed 20/3/2020 waxaa balan sanaa labada batch ee batch14 vs batch 17
Kulan kaasna nooma qabsoomin waxa tartanka sharuudihiisa soo buuxin wayay batch 14 oo tartanka isaga haray sidaasna waxaa forfeit ku qaatay batch 17

Photos from Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos's post 17/03/2020

Waxaa manta noo qabsomay kulan kii 2 ee tartarkii kulliyadda culuumta computer-ka
Waxaana is wajahay labadda batch ee kala ah
B15 VS B17
Cayaar xiiso iyo xamasad badan ka dib waxa guushu hantay wiilasha B17 cayar ku dhamatay 3 5

Photos from Benadir University United Of Computer Science Students - Buucos's post 15/03/2020

Maanta oo tariikhdu ku beegneed 15-march-2020
Waxaa si rasmi ah loo daah furay tartanka kubadda cagta ee kulliyadda computer science ee jaamacadda benadir ee soo abaabuleen ururka BUUCOS
Tartanka waxaa ino furay diiwaan hayaha kuliyadda
Tartanka waxaa lagu daah furay batch ka kala ah B14 IYO B16
Waxayna guushu 6-2 Ku raacday wiilasha matalayay B16

19/12/2019

(إنا لله وإنا إليه راجعون..) 😭😭😭

Waxaa Saaka geeryooday Hormuudkii kulliyadda Dhaqaallaha iyo Maamulka Jaamacadda Benadir Dr Ahmed Tall

Dr Ahmed Tall ayaa Wuxuu Maalmahaan ku jiray Cusbitaal kadib Dhaawac Soo gaaray

Guddoomiyaha BUUCOS isagoo ku hadlaya Magaca Ardayda Kulliyadda COMPUTER SCIENCE Wuxuu Tacsida iyo Tiiraanyada la wadaagayaa Dhammaan ehehelka , Qaraabada iyo Qoyska asxaabta BENADIR UNIVERSITY .

Waaa geeri xanuun badan
samir iyo iimaan alaha naga wada siiyo dhamaan

Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun

Photos from Benadir University's post 27/10/2019

Dhaman xunbaha uu ka koo banyahay gudiga buucos waxa so dhawadaa igana leeyihiin walala hood

29/09/2019

انا لله وانا اليه راجعون

gudiga "BUUCOS" oo u horeyo gudoomiyaha "BUUCOS" abdirahim abdulahi olad iyo ku xigeenkiisa Qasim Abdi iyo dhamaan ardayda kuliyada computer science and IT waxee tacsiyaynayaan "Aweys Ahmed Sheikh Diinle" oo kamid Ah Ardayda (Faculty of Computer Science & IT, BATCH14) ee Jaamacada Benadir ahna xubin ka tirsan xafiiska ICT-ga ee Jaamacada Benadir geerida naxdinta leh ee ku timaaday Hooyadiis oo xallay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Waxaan Allah uga baryeena in uu Allah ka waraabiyo Janadii Fardowsa Samir iyo imaana alle ka siiyo ehelada iyo qaraabadeeda.

21/09/2019

New hall university

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jidka Jaamacadda Benaadir
Mogadisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 12:00
Thursday 20:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00