28/04/2026
Guushaadu waxay ka bilaabmaysaa halkan.
"๐ฟ๐๐ฅ๐๐ค๐๐ ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐บ๐ช๐๐๐๐๐๐จ"
28/04/2026
Guushaadu waxay ka bilaabmaysaa halkan.
Hแดแด
แด
แดสแด, ษดแดษขแด sแดแด สษชษชส แดแด แดแดแดษชแด
ษดแดวซแด แดสแด
แดสแด
แด สแดสษขแด สแดสแดsสแดแด
แด Sแดษชแดษดแดษช๊ฐษชแด sแดสแดแดแดแดs-แดแด Aส Hษชสแดส แดแด สแดสแด Iษด แดส แดแด ษขแดแด
สแดแดษด แดแดวซแดสแดแด
แด แดแด สแดสsแดแดแด แดแดแดแด
แดแดสษชษดแดแดษด.
61 9596945
19/03/2026
Ciid Wanaagsan, dhamaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulka, bulshada Soomaaliyeed & guud ahaan muslimiinta caalamka, waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bishii barakaysan ee Ramadaan, bash-bash iyo barwaaqo allaha inagu gaarsiiyo ciidan ciideeda.
wanaagsan
ku ciida
10/03/2026
Waxaan ogeysiinaynaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in machadku geli doono fasax ku aaddan tobanka dambe ee cibaadada bisha barakeysan ee Ramadaan iyo maalmaha Ciida.
Fasaxa wuxuu bilaabanayaa maanta oo ah 10-ka March 2026, wuxuuna ku egyahay 25-ka March 2026.
Maamulka machadku wuxuu dhammaan ardayda u rajaynayaa cibaado suuban, Ramadaan kheyr badan iyo Ciid farxad leh. Casharradu waxay si rasmi ah dib ugu bilaaban doonaan 26-ka March 2026.
Mahadsanidiin.
17/02/2026
RAMADAAN MUBAARAK! ๐
Waxaan ardayda, macallimiinta iyo guud ahaan ummadda muslimiinta ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan alle ka baryaynaa inuu khayrkeeda ina waafajiyo, bishan bisheedana innagu gaarsiiyo nabad, xasilooni iyo barwaaqo.
Dแดสแด แดแดสแดษดแดษชษช & Bแดษขแดแดแด ษชษดแดษชษช Mแดแดแดแดสแด Eษดษข. Rแดsสแดแด.
09/12/2025
๐a๐ฆi๐o S๐กa๐ซa๐e๐d๐คi๐ข ๐0๐5: ๐ฌ๐บ๐๐บ๐ฝ ๐ป๐บ๐
๐
๐บ๐บ๐๐บ๐ ๐๐๐ ๐บ๐๐๐บ๐บ๐ ๐๐บ๐บ๐ ๐บ๐ ๐๐บ๐๐บ๐บ๐ ๐ ๐ฝ๐๐๐บ๐๐๐บ๐บ ๐ฟ๐บ๐๐บ๐
๐๐บ ๐๐๐๐๐บ๐๐บ ๐๐๐ ๐๐บ๐ฝ๐ฝ๐บ๐๐๐๐๐บ ๐
๐บ๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐บ๐ ๐พ๐พ ๐ฒ๐ข๐ฏ๐ณ๐ฅ๐ค.
๐ง๐บ๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐บ๐๐บ๐ฟ๐พ๐พ๐ฝ๐๐๐ ๐บ๐บ๐ฝ ๐๐ ๐๐บ๐บ๐๐๐๐๐พ๐๐ ๐๐บ๐บ๐๐๐
๐๐๐๐๐บ & ๐๐บ๐ผ๐บ๐
๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐บ ๐๐๐๐๐ ๐๐บ ๐๐บ๐๐๐๐๐บ๐๐บ๐บ ๐๐๐ฟ๐๐๐๐บ๐ฝ๐๐๐๐๐บ, ๐บ๐๐
๐๐๐ป๐๐๐๐๐๐บ, ๐๐๐ ๐๐พ๐พ๐๐๐บ ๐บ๐บ๐ฝ ๐๐บ ๐๐บ๐บ๐๐บ๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐บ๐๐๐๐ฝ๐บ ๐๐บ๐๐ป๐บ๐๐บ๐๐๐บ๐ฝ๐บ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐บ๐บ๐๐๐บ ๐ป๐๐
๐๐๐บ๐ฝ๐บ ๐บ๐๐๐๐๐๐บ ๐
๐พ๐
๐ถ๐บ๐บ ๐๐๐
๐
๐บ๐บ๐ป๐ ๐บ๐บ๐ ๐๐๐
๐๐บ๐บ๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐บ๐บ ๐ป๐บ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐พ๐พ๐ป๐บ๐ ๐๐๐ฟ ๐๐บ๐๐๐บ ๐๐ ๐๐บ๐๐ป ๐๐บ ๐บ๐๐บ๐บ ๐๐บ๐๐๐๐บ๐บ๐. ๐ฆ๐๐๐
๐ป๐บ๐บ๐ ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐๐๐บ๐๐บ๐บ, ๐๐๐๐๐บ๐๐ป๐บ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐บ ๐๐บ ๐๐๐๐ฝ๐ ๐๐๐ฝ ๐ ๐๐ฟ๐บ๐๐บ ๐๐๐ฝ๐บ ๐๐บ๐
๐ป๐๐๐๐๐๐๐บ ๐ ๐๐บ๐๐บ๐บ๐๐๐บ๐ ๐๐บ๐๐บ๐.
โ๐ฐโ๐ฐโ๐
โ๐ฝโ๐ณโ๐ธโ โ๐ฒโ
๐
โข2
05/12/2025
Hambalyo dufcaddii 12-aad fasallada 8-aad & 12-aad ee dugsiyadda Al Hilal.
Hambalyo dufcaddii 12-aad fasallada 8-aad & 12-aad ee dugsiyadda Al Hilal.
| Monday | 07:00 - 18:00 |
| Tuesday | 07:00 - 18:00 |
| Wednesday | 07:00 - 18:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:00 |
| Friday | 07:00 - 11:00 |
| Saturday | 07:00 - 18:00 |
| Sunday | 07:00 - 18:00 |