12/03/2017
Ma is dhihi kartaa Sawirradaan waa dhab oo lama farsameyn.
Mise waa Photoshop bal si wanaagsan u eeg.
waaa page ka hadli doono wax barashada ay ka heli karaan Ardayda Somaliyeed machadka SKY , waxaana aqoon is weedaarsi ku sameyn doona ardada wax ka ka bart
12/03/2017
Ma is dhihi kartaa Sawirradaan waa dhab oo lama farsameyn.
Mise waa Photoshop bal si wanaagsan u eeg.
Waa dufcadii 2aad ee ka qalin jebisay ilaa heer diploma Jamacada SKY.
GUUL WACAN.
01/06/2016
Waa 80 jir u fadhiya Imtixaanka fasalka afaraad ee Dugsiga Sare.
Goobtuna waa Ever Green School of Bal'ad.
Run sheeg waa ceeb sheeg
05/05/2016
17/04/2016
09/04/2016
Wax qabadka Jaamacada SKY waa mid muuqda.
Mardhaw na bulshadaa ka marqaati kici doonto.
Sky University in Somalia we have to be members of the most important in Somalia.
VIP sidee ku noqon karnaa waa in wax baranaa .
Wax qabadna la imaano.
Culimada maxey ka yiraahdeen arrinta Somalia .
Halkaan ka daawo.
Carruurta Reer shaam madaafiicda maxaa loogu garaacayaa oo ay galabsadeen. Kaliya waa uun in Islaanimo lagu heysto.
Wax kale iima muuqato aniga