Moha Boss PaGa

Moha Boss PaGa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha Boss PaGa, Moha Booss PaGa, Mogadisho.

23/11/2023

⏳WAQTIGA ADAG WUXU SO SARAA QOF ADAG⚡👊

Photos from Ma'mur Primary & Secondary School's post 14/08/2023

Dugsiga Ma'mur Primary & Secondary School waxaa uu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamaan ardadii imtixaanka fasalka 12aad ka gudubtay gaar ahaan aradada Koofur galbeed oo ka keenay imtixaanka natiinooyin aad u sareeysa waxaanu leenahay Horumar wacan iyo Hiigsi sare dhamaantiina.

Waxaan si khaas ah ugu hambalyeyneynaa gebdha Dugsiga Macmuur kagalay kaalmaha h**e

1) Istar Xasan Cabdinuur Maxamuud iyo
2) Fartuun Nuur Cali Axmed

Photos from Moha Boss PaGa's post 12/11/2022

Benzema xalay wuxuu u cimaamaday kooxdiisii h**e Lyon oo Ballon D,iore-ka u geeyay oo inta uusan Real ku biirin afar horyaal uu la qaaday

02/09/2022
08/07/2022

Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa, oo ka mid ah maalmaha qiimaha badan ee ku jira bishan Carafo oo muslimiintu ay gutaan waajibaadka xajka, muujiyaan midnimadooda, sidoo kale ay sameeyaan acmaal wanaagsan oo ay ka mid yihiin soon iyo sadaqo badan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee gudashada rukniga xajka, soonkii maalinta Carafo iyo sadaqada, sidoo kale na uu ciiddan ciiddeeda inagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada horumar iyo xasillooni waarta.

CIID WANAAGSAN

07/07/2022

*👨Brother 🫂Lov❤️CADNAAN NANI 🤞GOOD 🕋FRIDAY✨* 😍

21/02/2022

May God bless your marriage and the blood of your children. May God bless you and give you the blessings of God.

26/11/2021

Mogadisho Yaa leh?

23/11/2021

*🖤Warana Igu Tagne Wax Icelye Ma Ii Wadide Wad Nahey Adaa ku Taal💔❣🙈*

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Moha Booss PaGa
Mogadisho
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00