Mustafa mohamed

Mustafa mohamed

Share

soo dhowow wll, waxaan halkan kuso gudbinaa dhacdooyin iyo warbixino kala duwan. nagu soo biir hadii aad xiisaynayso.

30/04/2026

Runta iyo Masuuliyadda Muwaadinka

Marka muwaadinku uu xog been abuur ah u gudbiyo dowladda, ma ahan oo keliya fal lid ku ah sharciga, balkan waa dambi culus oo dhaawacaya kalsoonida ka dhaxaysa hoggaanka iyo shacabka. Been-u-sheegidda hay’adaha rasmiga ah waxay horseedaa in go’aan khaldan la qaato, iyadoo la adeegsanayo xog aan jirin, taas oo keeni karta in la lumiyo hantida dadweynaha ama la dhibateeyo dad aan waxba galabsan. Dhinca kale, amniga iyo horumarka dalku waxay ku tiirsan yihiin hufnaanta macluumaadka ay dadku bixiyaan. Haddii been-sheegiddu ay noqoto dhaqan, waxay daciifisaa awoodda sharciga iyo caddaaladda, maadaama dowladdu looga fadhiyo inay ku shaqeyso xaqiiqooyin sugan. Sidaa darteed, ilaalinta runta marka loola macaamilayo dowladda waa waajib qaran oo lagama maarmaan u ah xasiloonida dalka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadisho