School momps

Call Directions Contact the school

School momps waa caawiyaha bulshada iyo hoyga aqoonta somalia

waa awaalmarintii tartan aqoonedkii ramadaanka hambalyo gurubka libaaxyada eee habenleyda
28/08/2019

waa awaalmarintii tartan aqoonedkii ramadaanka hambalyo gurubka libaaxyada eee habenleyda

anaga oo ah hugamiyasha school mogadishu modren private school momps ayaan cawa kulan xasaasi ah yeshtay kadib dib u hab...
28/08/2019

anaga oo ah hugamiyasha school mogadishu modren private school momps ayaan cawa kulan xasaasi ah yeshtay kadib dib u habenbalaran aan kusameyrabno momps ..marwalibo waxaan kufakirnaa sida aan kalin firfircon ugu qadilahen waxbarashada iyo ku dadaalida jiilka iyo dadka waaweyn ee gowalka banadir

14/02/2019

sawiradaan waxey iskugujiraan dhamaan ardeyda iyo macalimiinta waxaa kaloo kujira dhamaan hugamiyasha school momps school waxey marwalibo diyaar uyihiin in ay lashaqeyaan dhamaan inta kuhowlan hormarka waxbarashada hambalyo-hambalyo ayaan leenahay ardeyda kusow dhawaada momps waxbarasho tayeesan kugu sow hagaag (waxa uu kuyalaa degmada holwadaag agagaarka shanta geed

sawiradaan waxey iskugujiraan dhamaan ardeyda iyo macalimiinta waxaa kaloo kujira dhamaan hugamiyasha school momps schoo...
14/02/2019

sawiradaan waxey iskugujiraan dhamaan ardeyda iyo macalimiinta waxaa kaloo kujira dhamaan hugamiyasha school momps school waxey marwalibo diyaar uyihiin in ay lashaqeyaan dhamaan inta kuhowlan hormarka waxbarashada hambalyo-hambalyo ayaan leenahay ardeyda kusow dhawaada momps waxbarasho tayeesan kugu sow hagaag (waxa uu kuyalaa degmada holwadaag agagaarka shanta geed

Address

Mogadisho

Telephone

+252615865646

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when School momps posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to School momps:

Shortcuts

Share