Al-Afraaj Primary and Secondary School

Al-Afraaj Primary and Secondary School

Share

Ku soo Dhawaaw page Al-Afraaj School oo ah goob waxbarasho, tarbiyo & wadaninimo

30/07/2020

CIID WANAAGSAN

Waxaan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciid Al-adxa. Waxaan u rajeynayaa in sanadka kiisa xiga i ay ku gaaraan barwaaqo, nabad iyo horumar

09/05/2020

Is Covid 19 opens new way of education in Somalia?

31/07/2019

📗جدول لختم القران خلال 9 ايام في عشر ذي الحجة الفضيله فاغتنموها جيدا بالصيام والصدقه والدعاء والتكبير والتهليل وصلاة الليل والدعاء في السجود لانها ايام عظيمه عند الله وفرصة للجميع

📗اليوم الأول :
من سورة الفاتحة
الي نهاية سورة ال عمران

📗اليوم الثاني :
من سورة النساء
الي نهاية سورة المائدة

📗اليوم الثالث :
من سورة الأنعام
الي نهاية سورة التوبة

📗اليوم الرابع :
من سورة يونس
الي نهاية سورة الأسراء

📗اليوم الخامس :
من سورة الكهف
الي نهاية سورة النور

📗اليوم السادس :
من سورة الفرقان
إلى نهاية سورة فاطر

📗اليوم السابع :
من سورة يـس
إلى نهاية سورة الحديد

📗اليوم الثامن :
من سورة المجادلة
إلى سورة النٌاس
نهاية المصحف

اليوم التاسع 📗
يوم عرفه يكون فقط للدعاء والتهليل والتكبير

انشروها فمن عمل بها يكون في ميزان حسناتك 📗

20/05/2017

Asc dhamaan bahda waxbarashada waxaa u hambalyeeynaynaa guulna u rajeyneyna all ardayda soomaaliyeed oo maanta u fariisatay final examka 2016-2017.

05/05/2017

ogeeysiis
dhamaan ardayda shahaadiga ah ee Al-Afraaj school & Daru Tacliim waxaa la ogeysiiyanayaa in bari imtixaanka loo fariisan doono 8:00am madahsanidiin

Photos from Al-Afraaj Primary and Secondary School's post 06/07/2016

Allah ha inaga aqbalo Gudashada Ramadaanka iyo Salaada ciidul fidriga

Photos from Al-Afraaj Primary and Secondary School's post 06/07/2016

Ciid Mubaarak Kulu caam wa antum bil-kheyr dhamaan ummadda muslimiinta ah meel walba oo aad ku sugan tihiin waa Al-Afraaj School oo idin leh ciidaan ciideeda bash bash iyo baraare

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Arjantiin Market
Mogadisho