Fiqi training center - FTC

Fiqi training center - FTC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fiqi training center - FTC, Education, geed jaceyl, Mogadisho.

08/01/2020

Welcome to the new training hospital THE DOCTORS ACADEMY

28/08/2019

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dhakhaatiirta iyo ardayda dhigata foculty of medicine in la bilaabay isku diiwaan galinta koorsiga
Clinical x-ray ( x-ray interpretation ).
Course ka wuxu ka kooban yahay :
1. Normal X-ray
2. Chest x-ray interpretation
3. Cardiac x-ray interpretation
4. Rheumatological x-ray interpretation
5. Abdominal x-ray interpretation.
This course is only for medical students
and doctors.
Location: warta nabada, geed jaceel
Time: 12/9/2019
Thursday at 3:00 PM
Duration: 4 weeks
Fee: 20$

25/08/2019

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dhakhaatiirta iyo ardayda dhigata foculty of medicine in la bilaabay isku diiwaan galinta
ECG COURSE, Group 2.
Course ka wuxu ka kooban yahay
1. Electrophysiology of the heart
2. Normal ECG and its recording
3. Introduction to Arrythmia
4. Abnormal ECG patterns
Location: warta nabada, geed jaceel
Time: 12/9/2019
Thursday at 8:00 AM
Duration: 4 weeks
Fee: 20$

10/08/2019
29/07/2019

Fiqi training centre wuxu bixin doonaa course ka x-ray oo bilaabanyo 8da august.
Course ka wuxu ka koobanyahay sadax qeybood
1. Chest x-ray
2. Cardiac x-ray
3. Rheumatological x-ray
Course ka wuxu socon doonaa mudo sadax asbuuc ah , lectures ka waxa la qaadanayaa maalmaha khamiista iyo jimcaha , qiimahana waa 15 $.
Centre ka wuxu ku yaal wadada wadnaha , degmada wardhiigleey , xaafada geed jaceel ( Dabaqa fiqi polyclinic ).
Waxad nagala soo xariiri karta numbaradan : 0618407646 OR 0612375969 .

26/07/2019

Fiqi training Centre wexey bixinesa korska ECG oo bilabanaya 1da August.
Waxa Cashirada iyo tababarka bixinaya dhaqaatiir xirfad sare uleh maadada oo dalka dibadiisa kusodhigtay qibrad badana wata.
korskaan waxu kakoobnaan doonaa cashiraadan:
1, Anatomy of the Heart
2, Physiology
3, Elecrophysiology of the heart
4, Intro to arrhythmias
5, Normal ECG pattern ,iyo
6, Cardiac pathologies and their ecg patterns.
Kusodhawoow gacmo furan oo kafaideso koorsadaan mudada gaaban oo wax tarka badan.
👨‍🎓 Fiqi training centre waxey kaqorantahay oo laga aqoonsanyahay Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
📜 Waxad helesa shahaado la aqoonsanyahay oo kacawinesa in aad maadadaan kushaqeysid.
🕑 Koorska waxa uu soconaya mudo bil ah qiimahana waa $20.
📍 Xarunta Fiqi traininig centre waa Muqdisho, Wardhigle, Jidka wadnaha, Geed jeceyl (dabaqa Fiqi polyclinic).
📱 Nagalsoxariir : 0618407646 (ama watsapp, imo, messenger)

26/07/2019

Asc ardayda iyo aqonyahanada Somaliyeed. Kusodhawada Fiqi training centre oo laidinkaga Furay Magalada Muqdisho 🤗💗👌
Fiqi Training Centre waxaad kahelesan "courses" ama tababar iyo cilmi toos loogabahnyahay shaqoyinka dunida maanta.
Wexey anfacesa ardayda iyo dadka shaqeyaba si eey ukordhiyaan xirfadooda.
Dhawaan ayaa idin soobandhigi doona maadoyinka ee Fiqi training centre bixineso.
👨‍🎓 Fiqi training centre waxey kaqorantahay oo laga aqoonsanyahay Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
📜 Waxad helesa shahaado la aqoonsanyahay oo kacawinesa in aad kushaqeesid maadada aad kabaratid xaruntena.
📍 Xarunta Fiqi traininig centre waa Muqdisho, Wardhigle, Jidka wadnaha, Geed jeceyl (dabaqa Fiqi polyclinic).
📱 Nagalsoxariir : 0618407646 (ama watsapp, imo, messenger)

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Geed Jaceyl
Mogadisho