24/09/2024
☆☆بسم ألله الرحمن الرحيم☆☆
Machadka Nuurul iiman wuxuu qaadanayaa ardey cusub oo iskugu jira dadka waa weyn iyo caruurta waxbarashadu waa online
Wuxuu machadka bixinayaa
1:Xifdinta Qur'anka
2:Hingaadda Qur'anka
3:Tajwiidka
4:luuqada Arabicga
5:Tafsiirka quraanka
6:Af soomaali
Riix linkiga hoose
https://wa.link/3ujf4y