12/02/2019
Zaylac college of engineering oo ad ogabaraten haqab tirka engineeriga waxan idiin hayna taba bar casri ah device controlling training oo ka kooban
4 days CCTV camera
3 days finger print
Hadaba Qofki danaynayo si dagdaga Iso gar dadka
31/12/2018
Designed by Ali Mohamed Ali
Student of Zaylac College Of Engineering class one diploma of architectural.
Ha moogaan zaylac college of engineering ha qabtiraha injineerada.
Tell no:- 0613273521/615721273/617313123.
Xafiiska:- wadada taleex u dhow Radio Danan.
26/11/2018
Xisadii oo si caadi ah u socota.
Class two diploma of architectural engineering.
Zaylac College Of Engineering haqabtiraha baahiyaha culumta engineeringka.
29/10/2018
Zaylac college of engineering waxa uu qadanayaa dibloomoyinkan idin ka muuqda sawirkan.
Diploma of telecommunication iyo diploma of ICT oo ah laba program oo hada machadku soo kordhiyay.
Fadlan horay u gaar xafiiska machadka si aad uga mid noqoto ardayda xadidan ee uu qadanayo machadka zaylac.
La xiriir wixii faahfaahin ah
Whatsupp number 0613273521/0615721273
Xafiisku waxa uu ku yaalaa taleh road hodan district.