KULMI MEDIA

KULMI MEDIA

Share

Kusoodhawaw ZOOM PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

02/06/2025

K**a dambeysta tartan aqoonedka Aqoon kaab Ee Dugsiga zoom

4-jun -2025
Waxaa inoo sooxirmi doona tartan aqoonedka Dugsiga zoom
Tartanka oo ah k**a dambeysta Finalka
Tartan aqoonedka ee Dugsiga zoom Ayaa
Maalinimada abracada ah kuwada balansan
Labada kooxood ee kala ah .
Kooxda Cali mire cawaale VS Xaawo taako
Hadaba kooxdee ayaa noqon doonta champions ka.Tartan aqoonedka Dugsiga zoom
Soo saadaali ?

15/04/2024

Assalaamu Calaykum dhamaan Asxaabta waxaa la la'yahay Cali Maxamed Isxaaq kasoo habaabay degmada shibis dhinaca Nasiib Buundo O aan Adeer u ahay cidii aragto waxaan sinaxariis leh uga codsanaa In uu Nala soo xiriiriyo Nagasoo wac Telifoonadaan midkood
0615310372 Maxamed Isxaaq Aabbe
0616277573 Cali Isxaaq Adeer

Mahadsanidiin

Photos from Zoom primary and secondry school's post 20/04/2023
20/04/2023

DEG-DEG: Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in la arkay curashada bishii Shuwaal isla markaana ay berri oo Jumca tahay maalin Ciida.

19/04/2023

Abdifatah Ahmed Mohamed oo utartamayey Koonfur Galbeed ayaa kaalinta 1-aad ugalay Tartanka Quraanka Akhriska Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Taabageliyey Tartanka Madaxweynaha Jamhuuriyada Dr Hassan Shekh.

01/04/2023
30/03/2023

Jimca wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadisho