Kulmis primary and secondary school

Kulmis primary and secondary school

Share

KULMIS PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

09/05/2026

Ogaysiis. ogaysiis. ogaysiis
dhamaan BAHDA waxbarashada DUGSIGA Kulmis primary and secondary school
waxaa la ogaysiinayaa in bari iskuulku uu shaqaynayo oo ayaan jirin wax fasax ah oo ka yimid wasarads waxbarashada Ama MAAMULKA DUGSIGA.

mahadsanidiin.
dhamaan waalidiinta, MACALIMIINTA iyo ARDAYDA.

Wasaaradda Waxbarashada XFS waxa ay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada u caddeyneysaa in warqaddani tahay been abuur, islamarkaana goobaha waxbarashadu ay shaqaneynayaan oo aanu jirin wax isbeddel ah oo ku yimid jadwalkoodi waxbarasho.

Mahadsanidiin.
Wixii faahfaafin ah kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]

21/04/2026

Kulmis school vs. Dayniile school.

INSHA alah galabta waxaa kulan xiisab badan oo saabxiibtimo u baxaynaa iskuulka dayniile.

Jamacadaha Stadium iyo galabta.

daawasho wacan

guul ayaan u rajaynayaa kulmis school team.

kulanku waxa uu qayb ka yahay isku diyaarinta ka qaybgalka horyaalka Dugsiyada gobalka banadir

Labada kooxoodba waxaan kula dardaamaynaa inay muujiyaan is ixtiraam iyo ciyaar wanaag.

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 05/02/2026

Furitaanka tartan Aqoonka 2026 kulmis school

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 18/01/2026

Arbaco 14/1/2026
Waxaan si nabad ah noogu so dhamaaday imtixaankii dhexe(mid-term exam)
Waxan guul iyo hormar u rijeyneynaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Kulmis primary and secondary school
Kulmis school hooygii aqoonta
Waxaana daruustu dib u bilaabaneysaa 31/1/2026
Insha allah

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 22/11/2025

HAMBALYO IYO WARGALIN FASAX BARI 23NOV

Kulmis primary and secondary school iyo MOGDISHU STADIUM
MUNASABADA 21 NOV MAALINKA MACALINKA SOOMAALIYEED

WAXAY AHAYD TAARIIKH MAALINKII UGU HORAYSAY EE MUNASADAAS OO KALE LAGU QABTO .

MARKALE WAXAAN LEENAHAY MACALIMIINTEENA HAMBALYO ILAHAY AYAA ABAALKIINA GUDI KARA.

SIDOO KALE BAHDA REER KULMIS WAXAAN LA WADAAGAYNAA IN BARI DUGSIGU FASAX YAHAY

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 21/11/2025

XARUNTA DHEXE EE KULMIS. 21/11/2025

HAMBALYO MACALIMIINTA SOOMALIYEED.

MUNAASABADA MAALINKA MACALINKA SOOMALIYEED OO LAGU QABTAYDUGSIGA Kulmis primary and secondary school
OO AY SOO AGAASIMEEN ARDAYDA QURUXDA BADAN EE DHIGTA DUGSIGA OO QADARIN IYO IXTIRSAM U MUUJIYEY DHAMAAN MACALIMIINTOODA WAX SOO BARTAY IYO KUWA HADA BARA EE DUGSIGA KULMIS.

WAXAY AHAYD XAFLAD QURUXBADAN II SI HEERKEEDU SAREEYO LOO SOO AGAASIMEY.

SI GAARA WAXAAN UGU MAHADCELINAYAA QABAN QAABIYAAHSII XAFLADA WAQTIGOODA UGU BADAN GALIYEY SIDII AY MAQAAM SARE UGU MUUJIN LAHAAYEEN MACALINKOODA .

SIDOO KALE MACALIMINTA SOMALIYEED GAAR AHAAN KUWA BAHWEYNTA KULMIS FAMILY WAXAAN LEEYAHAY HAMBALYO WAXAAD GUDATEEN WAAJIB QARAN UMADANA WAXAAD U HAYSAAN BOOS MUHIIM AH OO AH BARBAARINTA UBADKA SOOMALIYEED IYO MUSTAQBALKA WADANKA EE SOO SOCDA.

MAHADSANID MACALIN

MACALINKEEN ALOW KAAL. MACALINKIIS ALOW KAAL

29/08/2025

📢 OGEYSIIS OGEYSIIS 📢

Dhammaan Ardayda &Waalidiinta
Waxaa la ogeysiinayaa in Dugsiga Kulmis school
dib noogu furmi doono Sanad Dugsiyeedka Cusub

📘 2025 – 2026

🗓️ Sabti, 30/8/2025 Insha Allah

23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay bulshada u caddeyneysaa in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2025, 4:00PM.
Waxaana u rajeyneynaa Guul iyo Natiijo ay ku farxaan.

Dhmmaan ardayda soomaliyeed gaar ahaan ardayda kulmis school natiijo aad ku faraxdaan insha'allah 💯

10/05/2025

Asc dhamaan bahda waxbarashada ee reer kulmis school, Ardayda,Walidiinta iyo macalimiinta.

Ilahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay oo barwaaqo iyo roob na siiyey oo Kulaykiina naga qaboojiyey Alx.

Madaama roobku uu waxyeelo xoogan u gaystay xaafadaha iyo wadooyinka Ayna jiraan macalimiin iyo Arday xaafado fog fog dagan oo ay ku adagtahay inay helaan wado ay soo maraan maanta oo sabti iskuulku waa fasax.

Ardayda iyo macalimiinta iyo ehelada kale ee uu roobku wax gaarsiiyeyna Allaha u fududeeyo.

Mahadsanidin

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 21/11/2024

HAMBALYO MAALINKA MACALINKA SOOMAALIYEED.

Dhamaan bahda reer kulmis waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan macalimiinta soomaliyeed gaar ahaan macalimiinta KULMIS

Xaflada mahadcelintii macalimiinta waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah maamulka iyo Aasaasayashii iyo macalimiintii h**e ee reer KULMIS

MUDNAAN MACALINBAA LEH.

18/08/2024

HAMBALYO dhamaanteena bahda Kulmis primary and secondary school waxaan farxada la qaybsaneynaa fasalka 8aad oo guul weyn kasoo hooyey imtixaankii qaranka.

HAMBLYO HAMBLYO HAMBLYO

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho