Abdifatah Abdullahi

Abdifatah Abdullahi

Share

Macquul ma ahan in ay ku farax geliyaan ama ay ku murjiyaan erayada ruux aadan xushmad iyo qadarin midna u haynin.

24/04/2020

Haddii aadan cuntadaada u isticmaalin sidi dawo, ogaw dawo ayaad cunno ahaan u isticmaali doontaa.

18/07/2019

Ruuxa awoodiisa ku shaqeystaahi waa shaqaale.
Ruuxa awoodiisa iyo caqligiisa ku shaqeystaahi waa farsamo yaqaan.
Ruuxa awoodiisa, fikirkiisa iyo caqligiisa ku shaqeystaahi waa hal-abuure.

Sidaa darteed kaliya ha eegin mushaarkaaga ee xirfadaada ku kalsoonaaw.

18/07/2019

waa inaad u noolaatid sida catarka Asiilka oo xitaa hadii uu isagu dhamaado udgoonkiisu noqonayo mid sii waaro⚘⚘⚘

02/06/2019

Wallhi k**a xumaanayo mana la yaabayo heerka ay Soomaaliya maanta taagan tahay lkn waxaan marnaba aqbali waayey oo aan ka murugoodaa hab dhaqanka gurracan iyo hadalada ay ku hadlayaan siyaasiyinta qaar misna xilal umadeed haya.

30/05/2019

"Ma jirto cid dhulkaaga xoog ku qaadan karto inta aad adigu nooshahay"

30/05/2019


Qof ayaa isku dayaya inuu ku niyad jebiyo lkn ma oga inaad taageere Arsenal oo dulqaad badan tahay🤣😀😀

24/05/2019

Qaab waliba oo ay noloshu kuugu adkaato marnaba ha quusan hana isdhiibin ❤.

Waa sababta uu geedkani ugu dulnoolyahay dhagaxa dushiisa.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadisho