Ahmed Gurey High school

Ahmed Gurey High school

Share

Dugsiga Sare ee Ahmed Gurey Waa Hoyga tacaliinta Ubadka Soomaaliyeed

03/01/2026

#تعزية ومواساة
إنا لله وإنا إليه راجعون
البقاء لله تعالى وحده (بسم الله الرحمن الرحيم) : " يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرْضِيَّة فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جنتي "
و الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجعون
البقاء لله والدوام لله
بقلوب عامرة بالإيمان ونفوس راضيه بقضاء الله وقدره تقدم إدارة مدرسة
Ahmed Gurey High school
ومعلموها وطلابها وأولياء أمورهم، بأحرّ التعازي وصادق المواساة إلى أسرة الفقيد المشرف ، الذي كان رئيس مكتب الإشراف في جمعية العون المباشر _مكتب الصومال_
سائلين الله أن يتغمده بواسع رحمته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان
اللهم أسكنه فسيح جناتك وتقبل صالح أعماله
ربي اغفر له وارحمه واجعل مثواه الجنة يا أرحم الراحمين وارزق أهله الصبر والسلوان
.اللهم اجعله في جنات الخلد

NAADIGA NAKADSA SOOMAALIYA
جمعية العون المباشر

25/08/2025

Iskuulka Ahmed Gurey High school oo isk xaadiriyey semi finalka tartanka kubada cagta dugsiyada Gobolka Benaadir ( Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir )

21/08/2025

Daawo:Goos Gooska Ahmed Gurey High school 1-0 Macruuf

Photos from Ahmed Gurey High school's post 19/08/2025

Ahmed Gurey High school

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

14/08/2025

Hambalyo Dhammaan Ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga Ahmed Gurey High school

Photos from Ahmed Gurey High school's post 08/08/2025

Mar kale iyo Guul aad u weyn

Ahmed Gurey High school 6-1 Yaasiin Cusmaan

🏆 mar 3aad insha Allah

Photos from Ahmed Gurey High school's post 08/08/2025

Waxaa sharaf u ah maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Ahmed Gurey High school in ay guul la taaban Kara ka soo hoyeen 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 & 𝐒𝐮𝐮𝐠𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 oo sanadkii 2aad oo xiriir ah ay martigelinaysay Jaamaccadda SIMAD.
Zakia oo aheed gabadha ku matalaysay Dugsiga Ahmed Gurey ayaa kaalinta 2aad u gashay tartanka Aqoonta & Suugaanta Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Benaadir 2024/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Photos from Ahmed Gurey High school's post 28/07/2025

Iskuulka Ahmed Gurey High school oo iska Xaadiriyey Wareega Xiga ee Tartanka ..

🏆 mar 3aad insha Allah iyo Koobka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

27/07/2025

Maamulka, Barayaasha iyo dhammaan Bahweeynta Naadiga NAKADSA oo ay ku abtirsadaan Aqoonyahanka ka Aflaxay Dugsiga Sare ee Axmed Gurey, waxa ay u hambalyeynayaan Gudoomiyaha Caawa loo magacaabay Dagmada Shibis Mudane Axmed Cabdulqaadir Cali "Buux", Agaasimihii h**e ee Maamulka iyo Maaliyadda ee Villa Somaliya, horayna Naadiga Nakadsa Xilal kala duwan uga soo qabtay sida Gudoomiyii Nakadsa faraca Sudan iyo Xog-hayii Guud ee Naadiga Nakadsa iyo xilal kale.

Hambalyo Gudoomiye.

19/07/2025

Furitaanka tartanka kubad cagta dugsiyada Gobolka Benaadir iyo hadal jeedintii maamulka gobolka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Photos from Ahmed Gurey High school's post 18/07/2025

Ahmed Gurey High school waa astaanta guusha iyo sharafka kubadda cagta ee dugsiyada Gobolka Benaadir.
Waa koox lagu majeerto kartida, halganka, iyo hanashada koobabka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Taariikhdooda dahabiga ah iyo taageerayaashooda daacadda ah ayaa ka dhigaya kuwo aan la ilaawi karin.



🏆

18/07/2025

Ahmed Gurey High school 1
Dugsiga Hoose Dhexe Ee Macalin Jaamac 0

3 dhibcood

🏆 Mar 3aad insha Allah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Warshadaha
Mogadisho