14/09/2026
๐ข๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐ป waxay ay Si rasmi ah
SHAACINAYSA Daah-furka ๐๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฒ๐น๐ผ๐ฟ ๐ผ๐ณ ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ป๐ฒ & ๐ฆ๐๐ฟ๐ด๐ฒ๐ฟ๐ oo ah Deeq waxbarasho oo loogu Talagalay Ardayda Danta yar, ee jecel barashada Culuumta Caafimaadka.
Waa bilow cusub oo ay jaanacadu ugu talagashay jiilka cusub ee baranaaya Culuumta caafimaadka
Hadaba buuxi Linkiga hoose ee ๐๐ผ๐ผ๐ด๐น๐ฒ ๐๐ผ๐ฟ๐บ-๐ธ๐ฎ
Si ad Deeqdaan waxbaraho uga faideysato.๐
https://forms.gle/sFCKy6D2T2cs2PGy7