Khadija Model primary & secondary school

Khadija Model primary & secondary school

Share

khadija model waa hoyga waxbarasho tayeysan waana iskuul facweyn oo arday badan qimo lehka aflaxday,

19/05/2026

Saadaali Kulanka Beri Kuna Guulayso Abaal marin lacageed.

23/04/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Dhamaan Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga khadiija Model , waxay Xanuunka Geerida la qaybsanayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxey Ardaygeena , waxaana Leenahay Ilaahay Haka waraabiyo Janadiisa , ehelka iyo Asxaabtana Samir iyo Iimaan Ilaahay haka siiyo.

09/03/2026

Ilaahay hanaga Aqbalo khayr-ka hana na waafajiyo Albaabadiisa.

14/01/2026

Hambalyo Nur Ahmed oo ka mid ahaa ardaydii Dugsiga Khadija Model primary & secondary school kana mid ah qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleystay shahaadada Certified Fraud Examiner (CFE) oo ah shahaado caalami ah oo ay bixiso Association of Certified Fraud Examiners(ACFE), taas oo lagu aqoonsado xirfadlayaasha ku takhasusay baarista musuqmaasuqa, khiyaanada maaliyadeed, iyo dambiyada la xiriira lunsiga hantida.

Dadaalkaaga joogtada ah iyo kartidaada muuqata waa tusaale; waxaan kuu rajaynaynaa guulo isdaba-joog ah

Photos from Khadija Model primary & secondary school's post 19/10/2025

𝑊𝑎𝑥𝑎𝑎 𝑀𝑎𝑎𝑙𝑖𝑛𝑡𝑖𝑖 𝑆𝑎𝑏𝑡𝑖𝑔𝑎 𝑎ℎ𝑎𝑦𝑑 𝑜𝑜 𝑎𝑦 𝑇𝑎𝑎𝑟𝑖𝑖𝑘ℎ-𝑑𝑎 𝑘𝑢 𝑏𝑒𝑒𝑔𝑛𝑎𝑦𝑑 18-10-2025.
𝑆𝑖 𝑅𝑎𝑠𝑚𝑖 𝑎ℎ 𝑙𝑜𝑜𝑔𝑎 𝑑𝑎𝑎ℎ-𝑓𝑢𝑟𝑒𝑦 𝑋𝑎𝑟𝑢𝑛𝑡𝑎 𝐷𝑢𝑔𝑠𝑖𝑔𝑎 𝐾ℎ𝑎𝑑𝑖𝑖𝑗𝑎 𝑁𝑎𝑎𝑑𝑖 ay 𝑘𝑢 𝑚𝑖𝑑𝑎𝑦𝑠𝑎𝑛yihiin daneeyayaasha 𝑎𝑘ℎ𝑟𝑖𝑠𝑘𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑞𝑜𝑟𝑎𝑎𝑙𝑘𝑎 𝑤𝑎𝑥𝑎𝑎𝑛𝑎 𝑘𝑎 𝑠𝑜𝑜 𝑞𝑎𝑦𝑏 𝑔𝑎𝑙𝑒𝑦 𝑓𝑢𝑟𝑖𝑡𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎n 𝑞𝑎𝑎𝑟 𝑘𝑎 𝑚𝑖𝑑 𝑎ℎ ℎ𝑜𝑟𝑦𝑎𝑎𝑙𝑘𝑎 𝑏𝑢𝑙𝑠ℎ𝑎𝑑𝑎.
𝑀𝑎𝑎𝑚𝑢𝑙𝑘𝑎 𝑑𝑢𝑔𝑠𝑖𝑔𝑎 𝑤𝑢𝑥𝑢𝑢 𝑚𝑎ℎ𝑎𝑑𝑐𝑒𝑙𝑖𝑛 𝑢𝑗𝑒𝑒𝑑𝑖𝑛𝑎𝑦𝑎𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑚𝑎𝑎𝑛 𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑘𝑎 𝑠𝑜𝑜 𝑞𝑎𝑦𝑏 𝑔𝑎𝑠ℎ𝑒𝑦 , 𝑁𝑎𝑎𝑑𝑖𝑔𝑎𝑛𝑎 𝑤𝑢𝑥𝑢𝑢 𝑢 𝑟𝑎𝑗𝑎𝑦𝑛𝑎𝑦𝑎𝑎 ℎ𝑜𝑟𝑚𝑎𝑟 𝑤𝑎𝑐𝑎𝑛 𝑜𝑜 𝑎𝑦 𝑔𝑎𝑎𝑟𝑎𝑎𝑛.

𝑊𝑎𝑏𝑖𝑙𝑙𝑎𝑎ℎ𝑖 𝑡𝑜𝑤𝑓𝑖𝑖𝑞

Photos from Khadija Model primary & secondary school's post 14/10/2025

Ardayda Dugsiga khadiija Model.

11/09/2025

Macallimiin Tayo leh , Tacliin Taaba qaadey , Arday Tarbiyeysan iyo Waalid Talo fiican , waa Tilmaamaha Dugsiga Khadija Model..

26/08/2025

𝗪𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲 𝗕𝗮𝗰𝗸 𝗧𝗼 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹.

𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗙𝘂𝗿𝗲 , 𝗦𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝘂𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱.

24/08/2025

Hambalyo Guud ahaan ardayda soomaaliyeed intii ka gudubtey imtixaanka , gaar ahaan ardayda Dugsiga Khadija Model primary & secondary school inta harteyna waxaa loo rajaynaa inay Dib isku soo hagaajiyaan.

19/08/2025

𝗞𝗵𝗮𝗱𝗶𝗷𝗮 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗹 𝘄𝗮𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗼𝗯𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗙𝗶𝗿-𝗳𝗶𝗿𝗰𝗼𝗼𝗻𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗶𝗿𝗲𝗲𝗱.

𝐊𝐚𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚. 𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐬𝐨 𝐫𝐢𝐲𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚.

18/08/2025

Khadija Model primary & secondary school
Is Diiwaan gelintu Way socotaa..

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Degmada Dharkenley, Suuqliif, Jaale Siyad Street
Mogadisho
252