Mu'assasada Daarul minhaaj مؤسسة دار المنهاج للتربية والتعليم

Mu'assasada Daarul minhaaj مؤسسة دار المنهاج للتربية والتعليم

Share

mu, assasada Darul-minhaj waa xarun waxbarasho iyo kobcinta da,yarta somaliyeed
مؤس?

03/04/2026

Hambalyo maanta waxaa amaal marin lagudoon siiyay ardayda fasalka 1aad shareecada oo kuguulaystay tartankii machadka ee shareecada

28/03/2026

HAMBALYO

Photos from ‎Mu'assasada Daarul minhaaj مؤسسة دار المنهاج للتربية والتعليم‎'s post 28/03/2026

🎊 HAMBALYO: HESHIIS TAARIIKHI AH 🎊
​Waxaa farxad weyn ah inaan halkaan ku baahino inuu Heshiis Iskaashi iyo Mataanoobid dhexmaray Mu’assasada Daarul-Minhaaj (Muqdisho, Soomaaliya) iyo Akaadimiyadda Caalamiga ah ee Azhar (Azhar Academy).
​Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay sare u qaadista tayada waxbarashada, casriyeynta barashada Quraanka, iyo fidinta manhajka toosan ee Islaamka.
​📝 Qodobbada ugu Muhiimsan ee Heshiiska:
​🤝 Iskaashiga Tacliinta: In labada machad ay iska kaashadaan dhanka horumarinta manhajka iyo isweydaarsiga khibradaha waxbarasho.
​📜 Ijaasooyinka Al-Azhar: In ardayda dhamaysata barashada Quraanka Kariimka ah ay helaan Ijaasooyin rasmi ah oo ka diiwaangashan Jaamacadda weyn ee Al-Azhar Al-Shariif.
​👨‍🏫 Macalimiin Khubaro ah: In macalimiin sare oo ka tirsan Azhariyiinta ay yimaadaan xarunta Daarul-Minhaaj ee Soomaaliya, si ay casharo fool-ka-fool ah u bixiyaan.
​💻 Waxbarashada Casriga ah (Online): In ardaydu ay fursad u helaan casharo toos ah (Live) oo ay bixinayaan culimada Azhar iyadoo la adeegsanayo habka fogaan-barashada.
​🖋️ Masuuliyiinta Saxiixay iyo Goob-joogayaashii:
​Heshiiskan dhaxal-galka ah waxaa si rasmi ah u kala saxiixay, goob-joogna ka ahaa:
​Mr. Mohamed Abdi Mahamud – Maamulaha Mu’assasada Daarul-Minhaaj.
​Dr. Mohamed Jamaal Asqalaani – Agaasimaha Akaadimiyadda Azhariyah.
​Axmed Dayib Sheikh Maxamuud (Al-Azhari) – Wakiilka Mu’assasada Daarul-Minhaaj ee Qaahira, Masar (Goob-joog).

Photos from ‎Mu'assasada Daarul minhaaj مؤسسة دار المنهاج للتربية والتعليم‎'s post 20/03/2026


Hambalyo Rasmi ah
Mu’assad Darul Minhaj waxay u diraysaa hambalyo diirran iyo bogaadin fasalka 5aad ee ku guuleystay tartanka Qur’aanka Kariimka ee lagu qabtay bisha barakaysan ee Ramadaan.

Guushan qiimaha leh waxay ka tarjumaysaa dadaalka, xifdiga iyo akhlaaqda wanaagsan ee ardayda, waxayna tusaale u tahay dedaalka macallimiinta iyo taageerada waalidiinta.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in guushan ay noqoto mid sii hogaamisa ardayda heerar ka sareeya, kuna sii xoojisa jacaylka Qur’aanka Kariimka iyo barashada diinta Islaamka.

Wabilaahi Towfiiq.

20/03/2026

عيد مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

16/11/2025

Faraca 5aad tareedisho iyo masjidka

19/10/2025

Waa xafladda qalin jabinta dufcadii 7aad
Hambalyo

17/10/2025

Faraca 6aad. Ee cusub
Qaybkamid gabdha faca 6aad tareedisho
Fasalka 1aad

15/10/2025

Adkaarta subaxdii ah waa qayb kamid ah waxbarshada DAARU-MINHAAJ

30/03/2025

Furintaanka faraca 5aad iyo maalin ciid ah
Ciiwanaagsan

09/03/2025

ءايات من الذكر الحكيم
سورة العنكبوت
الطالب : يحيى حسن

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 16:00
Friday 06:00 - 16:00
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30