27/06/2023
Bismillah
Mamulka, macalimiinta, Hogaanka ardayda iyo Guud ahaan ardayda Feco wexee hambalyo udiriyaan dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan umadda Somaliyeed munaasabadda Ciid Al-Adhxa.
Allh naga Aqbalo acmashi iyo ducoyinkii aasamaynay bishaan.
---------------------------------------------
Fecosa Office
[email protected]
23/06/2023
Bismillah.
Dhamaan bulshada somaliyeed, gaar ahaan reer Simad waxaa ogaysinaynaa in page keeni h**e akasoo guurnay, cilad kajirto awgeed sidaas darteed halkeen Ayaa iskula wadaagi donaa waxkasto.
23/06/2023
Official page of FECO Students' Association ❤️
Let's follow and like 👍
08/06/2023
Bismillah
Ardayda kuliyada culuumta dhaqaalaha ayaa june/6/2023 waxeey xaflad sagootin iyo soo dhaweyn usameyay Dean kii h**e ee kuliyada ustaad Abdinur Ali Mohamed iyo Dean ka cusub ee kuliyada dhaqaaha Ustaad Dahir Abdi Ali.
17/05/2023
Sakarie Abdiwali Barbe oo ahaa gool hayihii u ciyarayay kulliyada ayaa ku guuleytay Gool Hayaha ugu wanagsan tartanka kubada cagta ee Todobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIMAD.
------------------------------------------------
Fecosa
17/05/2023
Tartanka Kubadda Cagta waxa aan ku guuleysanay kaalinta 1-aad , Hamabalyo.
------------------------------------------------
Fecosa
17/05/2023
Dahaba Mohamuud Mohamed ayaa ku guleystay tartanka farshaxanka. Hambalyo.
------------------------------------------------
Fecosa
17/05/2023
Gulet Ali Farah oo kamid ahaa teamka dhaantada Feco ahne hogaamiyaha teamkaas Ayaan kuguulestay dhaanteyihii ugu fiicnaa inta uu socday isbuuca dhaqanka ee Jamcadda Simad. Hambalyo!
--------------------------------------------------
Fecosa
17/05/2023
Tartanka badhig dhaqamedka waxaan ku guuleysanay kalinta 1-aad . Taas oo noqoneyso in sanadkii labaad aan ku guuleysaneno , hambalyo Feco.
-----------------------------------------------
Fecosa