02/08/2026
๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐ฑ๐ถ๐ป๐ธ๐ผ๐ผ ๐ด๐ฌ ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ต, ๐๐ฎ๐น๐ถ๐ฏ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐ฒ๐ต๐ฒ๐น ๐ ๐ฎ๐ต?
๐ฝ๐๐๐๐๐ผ ๐๐ผ๐๐๐๐๐ผ๐, Cadeeyn iyo Marqaati soomartay dhamaan heerarka Kala Duwan ee Maxkamada kedib, dadkii dhaxalka lahaa ayaa loo xukumay. Intii aad cafis weydiisan lahaydeen hantida aad ka sameysateen, miyaad bilowdeen Alle in aad ka furaataan oo aad sharciga ka dhuumataan?
Xukunka markii la fuliyayna Agoonti Marxuum Cabdinaasir Xaaji Xuseen u hanjabtaan, maalintii xigtayna beerta aad soo gashaan.
2026 miyeey idinla noqotay 1991 iyo in aad markale bililiqeysataan xoolo ay dad agoon ah leeyihiin?
Dhawaan waxa aan arki doonnaa sidaas idinkoo u katiineeysan oo maxkamad hortaagan. InshaAllah
Ama Telefoon dansada ama Ceelasha Biyaha iyo Afgooye kudhamaalesta, Ogow cid kastana tusaale xun ayaad u noqon doontan Inshaallah.