AL- KHEYR Primary And Secondary School

AL- KHEYR Primary And Secondary School

Share

AL-KHEYR SOURCE OF KNOWLEDGE AND WISDOM

20/12/2025

πŸ“’ OGAYSIIS: FASAX DUGSI

KA: Maamulka Dugsiga HOOSE , DHEXE IYO SARE EE AL-KHEYR
kU: Dhammaan ardayda iyo macallimiinta sharafta leh
waxa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta laga bilaabo 21/12/2025 oo ku beegan berri oo Axad ah Dugsiga fasax yahay , waxbarashadana dib u bilaaban doonto 27/12/2025 oo ku beegan maalin sabti ah inshaa allaah

fans Abdinasir Ali Mohammed Saiga Anas Hashi Samafale Hodman Honesti Abdirahman Ismail

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 26/08/2025

Waxaan halkaan hamplyo iyo farxada la qaybsanaynaa dhamaan ardayda ka gudbeen imtixaanka qaranka sanad waxabrasheedka 2024-2025.

31/05/2025

Jadwalka imtixaanka qaranka fasalka 12 aad

20/03/2025

Wargelin
Waxaa lagu wargelinayaa ardayda dugsiyada AL- KHEYR Primary And Secondary School , in fasaxa Ciidul-fidriga iyo tobanka dambe ee bisha Ramadaan uu bilaabanayo 20/03/2025, waxaa dib loo soo laabanayaa maalin sabti ah oo taariikhdu ku beegantahay 05/04/2025 inshaa allaah

31/10/2024

Hambalyo qallin jabintaada Ubah Mohamed Adan ΩˆΨ±Ψ―Ω‡ Ω…Ψ­Ω…Ψ―.

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 31/10/2024

πŸŽ“πŸŽ“HAMBALYO 🀲 HAMBALYO πŸŽ“πŸŽ“

Waxaan farxadda la qeybsaneynaa Gabadheenna Ubah Mohamed Adan ΩˆΨ±Ψ―Ω‡ Ω…Ψ­Ω…Ψ― Oo Ka qallin badallatay Mac-hadka Luqudaha Ee Frontier Collage oo Ku yaalo Mgaalada Muqdisho.

Mudadii 2-da Sano ahayd oo ay Baranaysay Luuqadda English-ka Waxa ay ka mira dhalisay Juhdigii iyo dadaalkii dheeraa ay galisay in ay barato Luuqadda ingiriiska

Ubah hadda waxa diyaarinaysaa Bachelor degree Medicine & Surgery Mid ka Mid ah Jaamacadaha Muqdisho

Cilmiga aad baratay mid naafac leh allaha kaaga dhigoπŸ‘‘πŸŽ“πŸ‘‘πŸŽ“πŸ‘‘πŸŽ“πŸ‘‘

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 27/08/2024

Congratulations
Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayd Dugsiga AL- KHEYR Waxa ay Farxdda La wadaagayaan Ustaad Abdurahman Ismail Mohamed oo Difaacday buugiisa qalin Jabinta Heerka 1aad Ee Jaamacadda.

Ustaad Abdrahman Waa Mid ka mid ahaa Ardaydii Ka Qalin Jabiyey iskuulka Al-Kheyr.

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 20/08/2024

SAWIRRO: Qeybta 3.aad. Xafladda qalin jabinta Dufcaddii 8-aad Ee iskuulka ka qalin badalatay.

Fasalka form four ayaa soo agaasimay XaflaΓ°daan.

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 19/08/2024

SAWIRRO: Qeybta 2.aad. Xafladda qalin jabinta Dufcaddii 8-aad Ee iskuulka ka qalin badalatay.

Fasalka form four ayaa soo agaasimay XaflaΓ°daan.

Photos from AL- KHEYR Primary And Secondary School's post 19/08/2024

SAWIRRO: Qeybta 1aad. Xafladda qalin jabinta Dufcaddii 8aad Ee iskuulka ka qalin badalatay.

Fasalka form four ayaa soo agaasimay XaflaΓ°daan.

19/08/2024

𝑨𝒓𝒆 𝒀𝒐𝒖 π‘Ήπ’†π’‚π’…π’š Of Al-Kheyr π‘ͺ𝒍𝒂𝒔𝒔 𝒐𝒇 2024, .!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadisho