Mandeeq Medical Training College Mmtc

Mandeeq Medical Training College Mmtc

Share

MANDEEQ MEDICAL TRAINING COLLEGE This institution was create jun 2019 our objectives are producing t

Photos from Mandeeq Medical Training College Mmtc's post 08/08/2023

Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Accord University

Mac-hadka Mandeeq Medical Training College Mmtc Waxuu u Hambalyeynayaa Ardayda Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Accord University Main Campus ee Magaalada, Mogadishu, Waxaan Ardayda Qalin-Jabisay Ilaahay uga baryayaa inuu ka dhigo Waxbarashadood mid Anfacda
Waxaan dareensanahay Halganka dheer ee ay u soo mareen inay Qaataan Shahaadada ee Master Degree Jaamacadeed ee heerka Labaad Master Degree. Waxaan leeyahay Guuleysta, hana ka daalina inaad sii wadataan Horumarinta iyo Kor u qaadida Aqoontiina. Qof ama Ummadiba waxay Horumar ku gaadhi karaan waa Aqoon kaliya. Diinteena Wanaagsani waxbadan ayey inagu dhiiri-galisay barashada Cilmiga. Ilaahay Subxaana Watacaala wuxuu Quraankiisa Kariimka ah ku yidhi “ Halyas tawiladiina yaclamuuna, waladiina laa yaclamuun, Miyey Siman yihiin kuwa Aqoonta leh iyo kuwa aan lahayn”. Xadiis laga soo weriyey Nabigeena Suuban Nebi Muxamed (Nabad-galyo iyo Naxariisi Korkiisa ha ahaatee)
wuxuu yiri “Wax-barta laga bilaabo markaad Xoolka saarantihiin ilaa inta Naxashka la idin saarayo”. Xadiiskaas waxaynu tusaale uga qaadanaynaa inaan barashada Cilmigu lahayn dhamaad. Waxaan ku Dhiiri-galinayaa Ardayda Jaamacada Accord ka baxday Sanadkan inay sii wadaan dadaalkooda Waxbarasho.
Farxad-weyn ayey inoo tahay inaan arakno Arday Jaamacad kaga baxday
Waxaan u Mahadnaqayaa ilaahay (SW) oo suurtagaliyey Guushaas Weyn, Macalimiinta iyo Maamulka Jaamacada.
Waxan si Gaar ah ugu direynaa Hambalyo
Asaasihii Mac-hadka Mandeeq Medical Training College Mmtc ahna Director institution ka
Dr.sadik Mohamed Ali

All Students

Mandeeq Medical Training College Mmtc

Accord University
2023

19/07/2023

عام هجري سعيد ، اعادها الله علينا اعواما عديدة
كل عام وانتم بخير
Maamulka Machadka Mandeeq Medical Training College ee Somalia waxuu ugu hanbalyaynayaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaann ummadda soomaaliyeed bilashada sanadka cusub 1445 ee higriga.

Congratulations All Muslims
Mandeeq Medical Training College Mmtc

06/11/2022

Mandeeq Medical Training College🎓

30/10/2021

Machadka Barashada Cafimaad Ee Mandeeq Medical Training College

01/09/2021

Mandeeq Medical Training College

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadisho