Salaam University Public relations office

Salaam University Public relations office

Share

Salaam University: Hoyga Aqoonta iyo Tiknoolajiyadda

Photos from Salaam University Public relations office's post 13/05/2026

JAMACADDA SALAAM iyo SEN Somali Youth ayaa siminaar aqooneed u qabatay ardayda fasalka 12aad ee gobolka Benaadir.



15/09/2025

Ku Soo dhawow Jamacadda SALAAM UNIVERSITY

14/09/2025

Ku Soo dhawow Jamacadda SALAAM UNIVERSITY Nursing Lab

Photos from Salaam University Public relations office's post 09/09/2025

Jaamacadda Salaam ayaa Maanta oo taariikhdu tahay 9/09/2025 ka qeybgashay Bandhigga Waxbarashada ee Macalin kobac.
Waxaa goobta isugu yimid Bahda Jaamacadaha dalka,Aqoonyahano, Shirkaddaha Ganacsiga iyo Ardeyda Dugsiyada Sare ka Qalinjabiyay, waxaana halkaasi laga soo jeediyey Hadalo iskugu jiray Hagitaan iyo dhiirriggelin oo lasiinayey ardayda kasoo qalinjebisay fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare.

waxaana goobta joogay koox mataleysay Xafiiska Xiriirka Bulshada ee Jaamacadda oo ardayda usoo bandhigtay adeegyada waxbarasho ee ay Jaamacaddu bixiso iyagoo siiyay ardeyda latalin dhanka kuliyadaha ah. Bandhigu waxuu kusoo idlaaday Guul iyo jawi degan.




02/09/2025

HAMBALYO
Maamulka jaamacadda Salaam waxa uu u hambalyeynayaa Dr. Axmed Ibraahim Nageeye oo uu Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre u magacaabay xoghaya Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare.
Waxaan u rajaynaynaa in Alle xilka cusub ee loo igmaday u fududeeyo kuna guuleeyo.

Photos from Salaam University Public relations office's post 28/08/2025

Maamule Jamacadda Salaam Oo kaqeybgalay
π—πšπŸπ₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚π₯𝐒𝐧-π£πšπ›π’π§π­πš Dugsiga BaarbeπŸŽ“
Hambalyo Dugsiga Sare ee Baarbe

Photos from Salaam University Public relations office's post 28/08/2025

Maamule Jamacadda Salaam Oo kaqeybgalay
π—πšπŸπ₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚π₯𝐒𝐧-π£πšπ›π’π§π­πš Abubakar Sidiq πŸŽ“
Hambalyo Dugsiga Sare ee Abubakar Sidiq

Photos from Salaam University Public relations office's post 26/08/2025

Maamule Jamacadda Salaam Oo kaqeybgalay
π—πšπŸπ₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚π₯𝐒𝐧-π£πšπ›π’π§π­πš π’π‡π„πˆπŠπ‡ π˜π”π’π”π… π€π‹πŠπŽπ–ππ„π˜πβœ¨πŸŽ“
Hambalyo Dugsiga Sare ee Sπ‡π„πˆπŠπ‡ π˜π”π’π”π… π€π‹πŠπŽπ–ππ„π˜π.

Photos from Salaam University Public relations office's post 25/08/2025

Waxaan hambalyo leenahay dhamaan ardayda ka gudubtay imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalka 12aad ee Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.

Ugu danbeyn waad gaarteen guushii aad sugeyseen waxaana idin rajeyneynaa guulo kale oo badan.


Photos from SALAAM UNIVERSITY's post 31/07/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Hodan
Mogadisho