11/05/2026
BISMILLAH,
Waxaa dhawaan la Bilaabi Doona Tartanka Kubadda Cagta sanadlaha ee Dugsiga hoose dhexe ee Khalid Primary School Balad Hawa
Tartanka Kubada Cagta Ayaa Sanadkii 3aad oo Xariir ah Dugsigu Qabtay waxaana Sanadkaan Saddexaad Ku wada Loolami Doona 10 Fasal oo Kamid ah Fasalada Dugsiga Ka Kooban Yahay class One ilaa Class Eight
Sanadkan 2026 Yaad Is leedahay wuu Ku Guuleysan Doonaa Tartanka Sportska Dugsiga ?
05/05/2026
Tartan aqooneedka dugsiga wuxuu u socdaa si habsami leh oo xiiso leh,iyadoo ardaydu muujiyeen dadaal iyo aqoon sare.
[ Road to final๐๐๐ฅ ]
29/04/2026
NATIIJADA WAREEGGA 4AAD QAYBTIISA 2AAD TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA TERM2 2025/2026
4A vs 3B
Fasalka 4A=30 dhibcood
Fasalka 3A=30 dhibcood
Tartan adag oo dhex maray fasallada kor ku xusan yaa kusoo dhamaaday natiijo barbarra ah ayadoo fasal kastana uu lumiyay hal suaal taasoo muujinayso dadaal iyo diyaar garoow fiican inay sameeyeen fasallada tartamay
Tartanka wuxuu ah mid ardaydu ka faaideen waaya aragnimo,cilmi iyo xirfado sida fagaara ka hadalka
MAHADSANIDIIN
29/04/2026
Guul idimka Alle inshallah๐คฒ
25/04/2026
XAFLAD ABAAL MARIN FASALKA 8AAD๐ฅ๐
Maamulka iyo Macallimiinta dugsiga oo Billad sharaf iyo koob gudoonsiiyay Ardayda Fasalka 8aad oo guulo kasoo hooyay tartamo ay la galeen iskuullada kala ah iyo
Ardayda oo billowgi bishaan 4aad booqday iskuulka halkaas oo ay tartan aqooneed kula tartameen dhigooda Fasalka 8aad ee iskuulka Badar
Ardayda iskuulka yaa kasoo muuqday Saddexda Kaalmood h**e ee tartankaas๐ฅ๐ฅ๐ฅHambalyo Ardayda iskuulka khaalid๐ฅ๐
Sidoo kale iskuulka khalid wuxuu marti galiyay Ardayda Fasalka 8aad ee iskuulka laba maalin ka hor oo taariikhdu ahayd 23/4/2026 Maalin khamiis ah.
Waxay markale guusha raacday Ardayda Fasalka 8aad ee iskuulka ayagoo kasoo muuqday 3 kaalmood ee h**e ๐ฅ๐ฅ๐ฅHambalyo markale Ardayda F.8 ee iskuulka khaalid๐ฅ๐
Waxaa xusid mudan in tartamadaas ay ardaydu u horseedeen is dhexgal wanaagsan,waaya aragnimo iyo aqoon is waydaarsi ardayda dhexdooda ah kahor imtixaanka shahaadiga oo foodda nugusoo hayo๐งพ๐ค
Gunaanadki xafladda kadib ardayda waxay ku dabaal dageen barxadda iskuulka๐ซ
Marka xigta waxaan mahad u celinaynaa ustaad Abdullahi Hassan gooni oo dhanka farsamada iyo Camerada ka caawiyay iskuulka Mahadsanid ustaad๐ซก
Ugu danbayn waxaan u mahadcelinaynaa Macallimiinti soo agaasintay tartamadaas qiima badnaa ee dhex maray dugsiyada kala ah Khalid Primary School Balad Hawa iyo iyo Dhammaan ardaydi ka qayb gashay tartamadaas
Gunaanadki xafladda kadib ardayda waxay ku dabaal dageen barxadda cagaaran iskuulka๐ซ
MAHADSANIDIINโ๏ธ
23/04/2026
NATIIJADA WAREEGGA 4-AAD TARTAN AQOONEEDKA TEERAMKA 2-AAD 2025/2026
Shalay oo taariikhdu ahayd 22/4/2026 waxaa noo qabsoomay tartanka wareegga 4aad qaybtiisa 1aad oo ay ku tartameen fasallada kala ah 8aad iyo 6aad.
Labada fasal waxay heleen min 30 dhibcood,waxaana lugu tartamaay dhamaan maaddooyinka ka baxa dugsiga(8ร2=16ร2=32) waxaana hareer martay min 1 suaal fasalkiiba
Taas oo muujinayso dadaal iyo tayo dhanka macallimiinta iyo dhanka ardaydabo
Ugu danbayn waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan macallimiinta oo si qurux iyo farsamo badan u qabtay tartanka billoow ilaa heerka uu hadda maraayo
Sidoo kale dhamaan ardayda waxaa lugu dhiirogelinayaa inay sii wadaan dadaalka iyo ka qayb qaadashada dhammaan howlaha ka jira dugsiga sida tartamada aqoonta,ciyaaraha iyo xirfadaha kalaba
Mahadsanidiinโ๏ธ
18/04/2026
SHAACINTA NATIIJADI WAREEGGA 3AAD IYO ISKU AADKA AFAR DHAMAADKA TARTANKA
Class 8 V Class 5
Class 8------>30 points
Class 5------>24 points
Class 7 V Class 6
Class 7------->22 points
Class 6------->28 points
Class 4A V Class 3B
Class 4A------->26 points
Class 3B------->30 points
Qualified Classes are Class8,6,4A and 3B
Congartulations and goodluck in your next Round
17/04/2026
TACSI TIIRAANYO LEH.
"ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู, ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู, ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู"
โุฅู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐ ุ ููู ู
ุง ุฃุนุทู ุ ููู ุดูุก ุนูุฏู ุจุฃุฌู ู
ุณู
ู
Maamulka,Macallimiinta,Waalidiinta,Ardayda iyo dhammaan howlwadeennada Khalid Primary School Balad Hawa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka baxay marxuum Nabadoon Abdirahman maaddey oo ka tirsanaa waalidiinta Dugsiga ahaana gudoomiyaha iskuulka.waxay Alle uga baryayaan in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo,samir iyo iimaanna Allaah ka siiyo ehelkii iyo qaraabada.
Naxariisti eebbu hakugu dul hogoto papa๐ฅน
Aamiin๐คฒAamiin ๐คฒAamiin๐คฒ
11/04/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐
๐๐๐๐๐๐ 4๐
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ Dugsiga Hoose Dhexe ee Khaalid ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ง ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 4๐,
๐๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ญ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐๐ฅ,๐ฐ๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐,๐ฐ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช ๐ฐ๐๐ง๐๐๐
๐๐๐ง๐ข ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐ฒ ๐ง๐จ๐ช๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฒ
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 4๐