Quranonline

Directions Website

Quranonline بسم اللــه الرحمن الرحيم ا
Duruusulquran waa machad online ah oo aad ka baran

بسم اللــه الرحمن الرحيم الحمدللـه والصَّلاة والسَّلام علي رسول الله وءاله وصحبه اجمعين

Duruusulquran waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogt macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durustay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba ,Machadka waxa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu tinid waa fursad qaali ah si aad isu diiwaangeliso TEL: +252615424638

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quranonline posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category