18/06/2023
Ku soo dhawaaw Machadka barashada quraanka kariim ee *Hikam Online.*
Waxaa bilaabanaya qabashada ardayda doonaysa barashada
1- Quraanka kariimka
2- Tajwiidka iyo
3- Cilmiga
ayadoo lugu barandoono qaab online ah muddo gaaban waxaana lagu bixin doono shahaado.
Kala soo xariir.
Tel: +252610833197
Ama Whatsapp:
Https://wa.me/+252610833197