Ciid Wanaagsan dhamaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, Allah ha innaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee bisha Ramadan.
Ciidan ciideedana nagu gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.
BCE01 Civil engineering Simad University
Hadaf keenu waa Dhisida Dhismaha Dhulkeena
23/05/2019
Waxa farxad noo ah in aan kugu fasal noqono Eng Hafsa Abdurahman Mohamed waxa marqaati ka wada nahay in aad tahay gabar karti leh aadna tahay boqorada fasalka, kuliyada, Jaamacada inaa wax kula barano farxad aad uweyn waliba aan inta nolosheena ka dhiman ku faani doono ayee noo tahay hada nahay aad ayaa unasiib badanahay dhamaanten hada fasal kula dhiganay.
waaa dhisida dhismaha dalkeena👌👌💯💯
23/05/2019
Wax walba oo bilaaw leh qasab waxa ah iney dhamaadan haddi aa nahay waxa guul noo ah kuna faraxsanahay safarki aan soo bilaawnay Sep/2015 ayaa ku dhaw dhamaad, 21/May/2019 maalinti udambesay aan fasal wada fadhisano dhamanten. Alhamdullilah.
05/11/2018
Waxaan bogaadin iyo hambalyo udirine Bahweynta Jaamacada SIMAD. Anako kala qeyb qadaneno Sanad guurada 19 Sano howlsha quruxda badan ay bulshada qabaneysay. Anakoo Ah ardayda jaamacada gaar ahaan kuliyada Handasada Qeybteeda Dhismaha ahna Ardayda ugu horeeysa qeybta dhismaha ee Jaamacada SIMAD. Farxad ayee noo tahay inaa kamid nahay qoyskaan quruxda badan haddi aa nahay BCE01. Waxa leenahay Qoyskeena Labaad ee jaamacada SIMAD. Sanad guuro wacan.
Happy anniversary SIMAD University
19 years of serving the nation since nov 6, 1999- 2018
Thanks Designer Eng Abdisamad Mohamed Yousuf "Eng Sama"
31/01/2017
A work started for us early this week we are having practice for engineering surveying that we are doing our efforts to do well this course
Alxamdulillah the job is going to finish soon in sha Allah
08/01/2017
MAALMIHII ADKAA WEY IDLAADEEN
Alx for every thing
Semester three came to an end
26/12/2016
Asxaabta BCE01 OO DIYAAR garoow u bilaabmay imtixnka Oo inagu soo food leh aawadeed
By moallim hussein thanks engnere for everything
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadish
WADADAWARSHADHA