SAHAL Primary & Secondary Schools"

SAHAL Primary & Secondary Schools"

Share

SAHAL school waa iskuul si gaar ah loo leyahay luguna waxbaro arday Soomaaliyeed. Iskuulka waxa uu ku yaalaa Dagmada Wada Jir gaar ahaan xaafalda Buulo Xuubey.

Page kaan waxaad ka heli kartaan warbixinada dugsiga SAHAL, waxqabadka dugsiga, Tayada waxbarasho ee Dugsiga sida Tartamada Waxbarasho, Sports iyo Activitieska ka socdo Dugsiga SAHAL. Dugsiga SAHAL waxa uu xubin firfircoon ka yahay dalada ahliga ah ee FPENS. Dugsiga waxa uu ka kooban yahay saddexda marxalo ee waxbarasho. Hoose, Dhexe iyo Sare. Halku dhiga dugsiga waa "True education is our pkan"

17/08/2026

Iskuulka waxaa dib loo furaa iskuulka 29 Bishaani kuna aadan Maalin Sabti ah

15/08/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga SAHAL waxa uu u hambalyeynayaa Ardayda shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 ee Fasalada 12aad iyo 8aad oo Imtixaankooda ku guuleystay.
Dadaalka ka sii wada meeshiisa. Dhamaantiina Guuleysta

27/07/2026

Sara Muqtar Mohamed
Kaalinta 1aad u gashay qeybta galableyda

25/07/2026

Hambalyo Hambalyo Suheyb Mohamed Hussien kalainta 3aad u galay dhamaan Ardayda Galableyda

Kuna galay. Average 90.38 %

25/07/2026

Hambalyo Hambalyo Safa Mohamed Hussien. Kaalinta 2aad u gashay dhamaan Ardayda Galableyda

Kuna gashay. Average 92.38 %

25/07/2026

Hassan mohamed Cali kaalinta 1aad U galay Fasalka Form 1

Kuna galay Average 81.25%

25/07/2026

Hambalyo Hambalyo Nadia Mohamed Adam kaalinta Koowaad ugashay Fasalka Form 2

Kuna gashay Average 90.06%

25/07/2026

Hambalyo Hambalyo Sacdiyo Omar Abdirahman kaalinta Koowaad ugashay Fasalka Form 3

Kuna gashay Average 90.65%

23/07/2026

Shaacintu waa Galabta 4:00PM

22/07/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadish?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Bul-Hubey
Mogadish