Aegmalaysia

Directions Website

Aegmalaysia AEGMALAYSIA is one stop solution for all your
education needs career counselling
abroad education services
📍mogadishu. 📍kenya 📍Malaysia

03/08/2026

🎓 Codsiyada Jaamacadaha Malaysia Way Furan Yihiin! 🇲🇾

Haddii aad raadinayso waxbarasho tayo leh oo qiimo jaban, hadda waa fursaddaada. La xiriir ARNE Education Group si aan kaaga caawinno codsiga jaamacadda iyo fiisaha ardayga.

Codso maanta,

27/07/2026

November intake, this one’s for you!
Here’s a quick tour of some of the spaces you’ll be using every day

26/06/2026

Inside APU Malaysia Real Student Campus Tour

Let ARNE Education guide you to City University Malaysia and help you achieve your academic and career goals...
26/06/2026

Let ARNE Education guide you to City University Malaysia and help you achieve your academic and career goals...

Wiilal iyo gabdhaba, guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
20/06/2026

Wiilal iyo gabdhaba, guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

What is ARNE EDUCATION
17/06/2026

What is ARNE EDUCATION

Saxiibayaal, waxaan idin la wadaagayaa in uu furmay admission-ka bisha March iyo June. Waxaa sidoo kale la heli karaa sc...
06/03/2026

Saxiibayaal, waxaan idin la wadaagayaa in uu furmay admission-ka bisha March iyo June. Waxaa sidoo kale la heli karaa scholarship (deeq waxbarasho). Qof kasta oo danaynaya ama raba inuu ka faa’iidaysto fursaddan waxbarasho waa soo dhaweyn. Wixii faahfaahin ah fadlan nala soo xiriira. WhatsApp
https://chat.whatsapp.com/HqpsCdJUQYd7JqyXpp9BKZ?mode=hqctcli

Jimce Wanaagsan, Arne Education Group waxay idiin rajaynaysaa Jimce barako leh, oo farxad iyo horumar xambaarsan.Waxaan ...
22/08/2025

Jimce Wanaagsan, Arne Education Group waxay idiin rajaynaysaa Jimce barako leh, oo farxad iyo horumar xambaarsan.
Waxaan halkaan u joognaa inaan idinka caawino waxbarashada iyo mustaqbalkiinna, adigoo ku socda jidka saxda ah ee guusha. 🎓🌍

Furitaanka Diiwaangelinta Jaamacadaha dalka Malaysia 🎓Arne Education Group waxa ay ku faraxsan tahay in ay ku wargeliso ...
16/08/2025

Furitaanka Diiwaangelinta Jaamacadaha dalka Malaysia 🎓

Arne Education Group waxa ay ku faraxsan tahay in ay ku wargeliso dhammaan ardayda Soomaaliyeed in hadda ay furan yihiin admissions-ka jaamacadaha dalka Malaysia.

Malaysia waxa ay caan ku tahay:
✅ Waxbarasho tayo sare leh oo heer caalami ah
✅ Qiime waxbarasho oo ka jaban dalal badan
✅ Deegaan ammaan ah oo arday badan oo caalami ah ku nool yihiin
✅ Fursado shaqo iyo xirfado ardaydu ku kobcaan

📌 Hadda ayee fursadda tahay in aad ku bilowdo safarkaaga waxbarasho ee mustaqbalkaaga dhisaya.
📞 La xiriir kooxda Arne Education Group si aad u hesho macluumaad dhammeystiran, hagid iyo adeeg ku anfaca intaad waxbarashada ku guda jirto.

https://wa.me/message/VHDT5EHOGG3YD1

Address

Mogadish

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aegmalaysia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share