15/01/2025
Godey School
Madarasada Godey ee Xifdinta Quraanka kariimka waxaa la aas aasay 2025
15/01/2025
01/11/2024
MADRASDA
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan bulshada jecel barashada qur'aanka kariimka in MADRASADA XIFDINTA QURAANKA EE GODEY wali qaadaneyso arday cusub ardayda OO loo doyaarin doono Qeybahan ayaa waxaan kuu diyaarinay Barayaal xeel dheerayaal ku ah hubinta iyo Toosinta Ubadka
𝗤𝗮𝘆𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮:
●Tasxiixa
●Taxfiidka
●Murajaco
●ijaazo
●farbar
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 𝗡𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿:
61 2 01 44 64/ 611163806
Xarunta waxay kutaalaa kaawa Godey gaar ahaan nawaaxiga maqaayada walaalaha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Madiino
Mogadish
239602