18/04/2023
Kulan Afur Wadareed Ay Ku kulmeen Maclin Maxamed MAXMED CALI ADAN(M.Saqiir) Iyo ardaydii Ka aflaxday Dugsiga (Maclin Saqiir) .
Kulankan oo inta badan ay Ka soo qeybgaleen Ardaydii h**e ka aflaxday Inta dalka Joogtay oo Waqtiga U saamaxay.
.
14/08/2017
Waa arday wax ka barato dugsiga Masha Allah ilaahay ha fududeeyo barshada qur'anka karimmka ah
01/01/2017
Dugsi waxa u ku yaala Degmada wadjir gaar ahaan xafada Bulo-xubey agagaarka suuqa bulo-xubey .
Dugsi waxaa uu ka mid yahay dugsiyada caansan degmada waxaana horay looga bartay waxbaridda ubadka soomilyeed iyo aqlaaq wanagsan .
Dugsiga waxaa wax ka dhiga maclimin aqoon dheer u leh waxbarista ardayda iyo tarbiyeenta .
Fadaln waxii intaa ka dheer soo booqo madarsada waxa kugu soo dhaweynaya mamulka dugsiga Maclin Maxamed Cali Adan oo ku magac dheer (Maclin saqiir)