11/10/2022
#10/10/2022
Waxay mahad oo idil usugnaatay alle kasoo iisuurta galiyay inaan soo gabgabeeyo degreega kowaad ee waxbarashada sare ee jamacada UNIVERSITY
Waxaan kaloo umahadcelinayaa wali diintaydii igu soo dadaalay inaan soo gaaro heerkaan alle kasakow iyo macalimiintii garaadkayga kordhiyay iyaga aaanan hilmaami karin dadaalkii ay igu soobixiyeen.
Waxaan halkaan kahilmaamayn qaraabada asxaabta iyo dhamaan qofwalba oo kasoo qeebqaatay hormarkayga iyo asxaabataydii aan wax isla baranaynay afartii sano ee aan soo wadnay waxbarashada iyagana waxaan leeyahay hambalyo waxaana urajaynaa hormar wacan.
towfiiq