01/12/2021
Fursad Qaaliya.
Ogeysiis Muhiim
Waxan ardeyda somaliyed ee ku dhaqan magaalada muqdisho ogeysineynaa in Xarunta Tababarada ee Himilo National Skills and Training Center ay qaban doonto Seminar ciwaankiisu yahay (Expended program of Immunization) ama EPI program oo ay ardeydu aad ugu baahnayeen, sidoo kale inta uu programku socdo ardeydu waxey qaadan doonan Baraatiko ku saabsan Noocyada Talaalka iyo sida loo qaato insha alah.
Programku wuu dhici doonaa
Date: 8,9,10 December 2021
Maalmaha Arbacada, Qamiista iyo Jimcaha
Fee & Certificate: 5dollar only
Goobta. Qudus University
06/01/2020
Waa Group ka mid ah ardeyda Hadaf international academic school oo qaadanaya pratical ama tababar ku saabsan ama wuxuuna inoogu so dhamaday guul.
Waxana rajeynaya ardeyda qaadatay maantay praticada in ay bulshada somaliyed wax ugu qaban doonaan insha alah
11/12/2019
Waa qaar ka mid ah ardeyda ee Hadaf international academic school oo qaadanaya baraatikada saxaafada.
23/11/2019
ardey dhigto dugsiga sare qaasatan Form fourka ama sanadki ugu danbeeyay?
inad ka mid noqoto 10ka qof ee ugu sareyso imtixanka dowlada sanadkan qaadeyso?
Hadi ay jawaabtadu haa tahay waxan ku haynaa kooris deg deg ah oo aad ku qaadan doonto maadoyinka kala ah:-
1- Math
2- Physics
3- Chemistry
4- Biology
5:English
Dhaman koorsoyinka waxa idin dhigi doono macalimin qibrad u leh maadada ay dhigayan.
Schoolku wuxu ku yaal agagaarka isgoyska ama kala so xiriiri numberadan hoos ku xusan:
0615961367 0615088821
20/10/2019
Dhamaan Ardeyda ku nool magaalada muqdisho waxaa la ogeysiinayaa in uu idin so kordhiyay koorsada NUTRITION walibana leysku barayo hab casri ah
Sidoo kale ardeyda waxa practicada ku qaadan doona insha alah.
Koorsadu waa la,an.
Wixii fahfahin kala xirir numberada hoos ku xusan.
0615961367 0615835387 0615088821
01/10/2019
Waa qaar kamid ah ardeyda Academiyadda Qeybta oo qaadanaya praticada Cabirida cadaadiska dhiiga ama Blood pressure.
24/09/2019
.
Waxaa logu bishareynayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Academiyada HADAF oo ad ugu baraten waxbarasho tayo leh idin so kordhisay koorsoyin lacag la,an ah.
Isqoristu wa ay socotaa tirada la qaadanayo oo xadidan awgeed fadlan yan laga buuxin ee horay ugaar.
Academiyadu waxey kutaala dhabarka danbe ee internet ama .
Wixi faahfahin dheerad ah kala xiriir.
Mobile No. 0615961367 ama 0615088821
27/08/2019
U doono Hadaf International Academic School Heerarka kala duwan ee waxbarashada:
1. Dugsi hoose
2. Dugsi dhexe
3. Dugsi sare
4. Other programs
Oo lagugu bari doono hab Casri ah.