Barawa International University

Call Directions Website Contact the school

Barawa International University Welcome to our official page.we provide High Quality Education, Research & Community services. location : Somalia

Diiwaangelintu waa furan tahay!  Jaamacadda BIU waxay qadaneysa  Ardayda cusub ee 2026/2027  Fadlan nala soo xiriir offi...
05/09/2026

Diiwaangelintu waa furan tahay!
Jaamacadda BIU waxay qadaneysa
Ardayda cusub ee 2026/2027
Fadlan nala soo xiriir office
WhatsApp: 61 3979903

28/08/2026

Diiwaangelintu waa furan tahay!
Jaamacadda BIU waxay qadaneysa
Ardayda cusub ee 2026/2027
Fadlan nala soo xiriir office
WhatsApp: 61 3979903

Welcome to our official page.we provide High Quality Education, Research & Community services.

26/08/2026
SHIRKA wada-tashiga QARAN EE TACLIINTA SARE - Somalia Maanta waxaa Muqdisho ka furmey Shirka Wada-tashiga Siyaasadda Qar...
25/08/2026

SHIRKA wada-tashiga QARAN EE TACLIINTA SARE - Somalia

Maanta waxaa Muqdisho ka furmey Shirka Wada-tashiga Siyaasadda Qaran ee Tacliinta Sare.

Sharaf weyn bay noo tahay in Barawa International University (BIU) ay ka mid ahayd Jaamacadihii sida rasmiga ah loogu casuumay.

Tani waxay muujinaysaa doorka hormuudnimo ee BIU ku leedahay horumarinta tayada waxbarashada Soomaaliya.

Hambalyo Hambalyo HambalyoWaxaan hambalyo diran  u dirayaa dhammaan ardayda dhamaysatay imtixaanka dugsiga sare.  Dadaal...
15/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan hambalyo diran u dirayaa dhammaan ardayda dhamaysatay imtixaanka dugsiga sare.
Dadaal dheer ka dib, maanta waxaad gaarteen guul weyn.
Safarkii waxbarasho halkan kuma eka, ee waa bilowga mustaqbal ifaya.
Ilaahay ha u fududeeyo

INNA LILLAHI WA INNA ILAYHI RAJI'UNOn behalf of the President, Vice Presidents, Faculty, Staff, and Students of  Barawa ...
13/08/2026

INNA LILLAHI WA INNA ILAYHI RAJI'UN

On behalf of the President, Vice Presidents, Faculty, Staff, and Students of
Barawa International University – BIU

We extend our heartfelt condolences to the family of the late Dr. Othman Mohamed Ali an honorary active member of the BIU community.

May Allah (SWT) grant him mercy and Jannatul Fardowsa.
May Allah grant his family patience and faith.

Aamiin, Aamiin.

Education provides essential skills to achieve goals and enhance communities. Embrace learning for a brighter future!
12/08/2026

Education provides essential skills to achieve goals and enhance communities. Embrace learning for a brighter future!

Address

Shabelaha Hoose
Merca
MK09011

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barawa International University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Barawa International University:

Shortcuts

Share