Plasma University Marka Cadey

Plasma University Marka Cadey

Share

20 Sano Halabuur Iyo Baahin Waxbarasho
Plasma University, Merca Campus

17/02/2026

Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป. ๐ŸŒ™

Bishii Naxariista , Samafalka, Sabarka, iyo dhammaan Acmaasha Wanaagsan.๐Ÿคฒ


Photos from Plasma University Marka Cadey's post 19/01/2026

Waxaa si habsami leh u socda Imtixaanka Finalka ( Mid-Term Exam ) Semester-ka Kowaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee Jaamacadda Plasma Xarunta MCU

Guul Ardayda



Photos from Plasma University's post 31/12/2025

Hampalyo hampalyo

27/12/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป
Dhammaan ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ Sanadkaan ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ waxaan ku wargelineynaa in Xafladda ay ku asteysan tahay Maalinta Arbacada oo ay taariikhdu tahay ๐Ÿฏ๐Ÿญ/๐——๐—ฒ๐—ฐ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

Hoos ka wac ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ama ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo dheh ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ Maalintaada Qalinjebinta.



26/12/2025

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacada Plasma waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ardeyadeena Hibo Farah Abdulle iyo Aabe Farah Abdulle iyo Qoyska , Geerida Xanuunka badan ee Caawo ku timid Hooyo Ardo Ibrahim oo ku geeriyotey Magaalada Mogadishu
๐˜•๐˜ข๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ข ๐˜‘๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฏ๐˜ฐ ๐˜ˆ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บO
Jannatul Firdowsana Alle ha ka waraabiyo. Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ey ka baxdey dhammaantood siiyo samir iyo iimaan.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Photos from Plasma University Marka Cadey's post 01/12/2025

Waxaa si rasmi ah u soo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe (๐— ๐—ถ๐—ฑ ๐—ง๐—ฒ๐—ฟ๐—บ ๐—˜๐˜…๐—ฎ๐—บ) ee kulliyadaha kala duwan Jaamacadda Plasma University Marka Cadey , Semister-ka Koowaad Sannad Waxbarasheedka 2025 - 2026.

Photos from Plasma University Marka Cadey's post 11/11/2025



Qaar Ka mid ah Ardeyda jaamacada Plasma Xarunteda Marka gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Public Health waxay fuliyeen olole wacyigelin ah oo ku saabsan nadaafadda iyo deegaanka, oo loogu talagalay dadka barakacyaasha ee ku nool Duleedka Magaalada
Barnaamijkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada lagu dhisayo bulsho caafimaad qabta oo nadiif ah.

Nadaafaddu waa caafimaad! ๐ŸŒฟ

Mahadsanidin dhammaan ardayda, macallimiinta dadaalka ku bixiyay! ๐Ÿ‘





Photos from Plasma University Marka Cadey's post 09/11/2025

๐ŸŽ“ Maamulka Jaamacadda Plasma Xarunteeda Marka oo Booqasho Ku Tagay Faraca Cusub ee Plasma Qoryooley halkaas oo ay kula kulmeen ardayda cusub ee Xarunta Qoryooley

Booqashadan ayaa ahayd mid lagu dhiirrigelinayo ardayda cusub, laguna xoojinayo howlaha waxbarasho iyo maamulka guud ee jaamacadda, si loo hubiyo in tayada waxbarasho ee Plasma ay mid ahaato dhammaan faracyada dalka.

Maamulka ayaa sidoo kale ku boorriyey ardayda inay dadaal iyo hufnaan muujiyaan, iyagoo ballan qaaday taageero buuxda oo dhinac walba ah.




08/11/2025

๐—œ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป-๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐—ฎ!

Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhammaan Bulshada Soomaliyeed gaar ahaan Ardayda dhammaysatay Waxbarashada heerka kowaad ee Jaamacadda, in ay weli furantahay diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Kolleejka Daraasaadka sare ee Jaamacadda Plasma.

si aad isu diwaangeliso guji
https://plasma-university.maxapex.net/apex/f?p=1114:9666
Kala Xariir :- +252615195060 / +252615334544

.
.
.

Photos from Plasma University Marka Cadey's post 21/10/2025



Ardayda BPH Semester V Jamacada Plasma Xarunteda Marko ayaa qabtay tababar muhiim ah oo ujeedkisu yahay Aqoon korarsi iyo Wacyigelin.

Tababarkan wuxuu qayb ka yahay barnaamijka kor u qaadaya fahamka ardayda ee caafimaadka bulshada, gaar ahaan ka hortagga iyo wacyigelinta cudurrada faafa.

Ardaydu waxay soo bandhigeen aqoon, cilmi, iyo dadaal weyn oo lagu horumarinayo caafimaadka bulshada.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta ka qeyb qaatay tababarkan guuleystay.



02/10/2025

ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma ee Marka Campus waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ustaad Abdifatah Mohamed Jeylani iyo Qoyska ,Geerida Xanuunka badan ee maanta ku timid Aabe Mohamed Jeylani oo ku geeriyodey Dalka Sweden

๐˜•๐˜ข๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ข ๐˜‘๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฏ๐˜ฐ ๐˜ˆ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บO

Want your school to be the top-listed School/college in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Merca

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Friday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00