26/05/2026
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan hawl-wadeennada Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ardayda sharafta leh ee Iskuulka iyo waalidiintoodaba, munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.
Maalintan weyn ee Ciidda waxay inoo tahay astaan midnimo, is-cafis, iyo u-samafalidda bulshada. Waxaan Alle (SWT) uga baryaynaa inuu acmaasheenna suuban nagala aqbalo, ciiddan ciiddeeda kalena nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo horumar waara oo dalkeenna u dhasha.
Ardaydeenna qaaliga ah waxaan u rejaynaynaa fasax ciideed oo farxad iyo reyn-reyn leh.
Kullu Caam Wa Antum Bikhayr! كُلُّ عَامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ
Ciid Mubaarak!
20/05/2026
𝐈𝐍𝐍𝐀𝐀 𝐋𝐈𝐋𝐋𝐀𝐀𝐇𝐈 𝐖𝐀 𝐈𝐍𝐍𝐀𝐀 𝐈𝐋𝐀𝐘𝐇𝐈 𝐑𝐀𝐀𝐉𝐈𝐂𝐔𝐔𝐍!
Maamulka, Maamul ku-xigeenka, Macalimiinta, iyo dhammaan ardayda Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ustaad Geeriddii Ku Timid Hooyo Faadumo Waxaan Allah Uga Baryeynaa Inuu Marxuumadda u Naxariisto, Jannatul Firdowsa ka Waraabiyo, Ehelkana Samir Iyo Iimaan ka Siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
16/05/2026
Kooxda ayaa Sameystay Xaflad Ay Ugu Dabaaldagayaan Guushii Ay Ka Gaareen Tartan Aqooneedka Sannadlaha Ahaa Ee Qaban Jirey Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS
06/05/2026
Qeybta 3aad Sariwada Finalka Tartan Aqooneedka Sannadlaha Ah Ee Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS
06/05/2026
Qeybta 2aad Sariwada Finalka Tartan Aqooneedka Sannadlaha Ah Ee Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS
06/05/2026
Alx Waxaaa Si Nabad Leh Inoogu Soo Gabagaboobay Finalka Tartan Aqooneedka Sannadlaha Ah Ee Uu Qabto Iskuulka And Waxaa Final Isagu Yimid Kooxaha Kala Ah Iyo Waxayna Ugu Danbeyn Guusha Raacdey Kooxda Waxayna Noqdeen Champions Of 2025/2026
NB: Waxaan U Mahadcelinaynaa Dhammaan Inta Kasoo Qeyb Gashay Maalintan Quruxda Badan Eee Ay Ardadu Kusoo Bandhigayeen Aqoontoodu Mahadsanidiin Mar Labaad Iyo Mar Sedexaaad
02/05/2026
Saadaali Yaa Noqon Doono Guuleystaha Finalka Tartan Aqooneedka Sannadlaha Ah
SYL VS TOWFIIQ
25/04/2026
OGEYSIIS OGEYSIIIS OGEYSIIS Dhammaan Ardada Iyo Macalimiinta Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS Waxaa Ls Ogeysiinayaa In Saakay Iskuulka fasax Yahay Waxaana La Imaan Doonaaa Beri oo Axad Ah
15/04/2026
Alxamdullilah Waxaa Maanta Inoo Qabsoomay Tartan Aqooneedkii Sannadlaha Ahaa ee uu Qaban Jirey Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS ee Marxalada Semifinalka Maanta Waxaa Wada Tartamay Labada Kooxood ee Kala ah Vs Dadaal Dheer Ka Dib Waxay Guusha Raacdey Kooxda
Tartanka Waxa uu Marayaa Marxalada Semifinalka .
fans
08/04/2026
Alxamdullilah Waxaa Maanta Inoo Qabsoomay Tartan Aqooneedkii Sannadlaha Ahaa ee uu Qaban Jirey Iskuulka Merca Primary And Secondary School MPSS ee Marxalada Semifinalka Maanta Waxaa Wada Tartamay Labada Kooxood ee Kala ah Vs Dadaal Dheer Ka Dib Waxay Guusha Raacdey Kooxda
Tartanka Waxa uu Marayaa Marxalada Semifinalka .