Al hidaya online academy

Al hidaya online academy

Share

kusoo dhowow waxbarasho online ah

15/07/2026

Geerida xusuusnow walal kuna sali nebiga scw

14/07/2026

Ducada imtixaamka

14/07/2026

Ka faaideyso kooriskan walal

06/07/2026

πŸŽ“ Waxbarashadu Waa Furaha Mustaqbalka! πŸ”‘

Waxbarashadu ma aha oo keliya inaad buug akhrido ama imtixaan gasho; waa jidka kuu horseedaya nolol wanaagsan, aqoon, iyo guul.

Qofka wax barta:
πŸ“š Wuxuu helaa aqoon iyo xirfad.
πŸ’Ό Wuxuu kordhiyaa fursadaha shaqo.
🧠 Wuxuu yeeshaa fikir furan iyo hal-abuur.
🀝 Wuxuu bulshada u noqdaa qof wax ku biiriya.
🌍 Wuxuu dhistaa mustaqbal ifaya naftiisa iyo dalkiisaba.

Xusuusnow: Maal kasta oo aad wax barato waa tallaabo kuu dhoweynaysa riyadaada.

✨ Ha ka daalin waxbarashada. Aqoontu waa hanti aan la xadi karin, waana iftiinka nolosha.

β€œMaanta wax baro, berri guul ku noolow.” πŸŽ“πŸ“–

06/07/2026

Asc dhammaan ummada muslimiinta waan idin salaamay fhammaantiin

06/07/2026

Ka faaideyso waxbarasho online ah fadlan hadda iska diiwaan geli

02/03/2026

πŸ”Ά Kusoo Dhawaada
Al-Hidaya Online Academy
Ma ka mid tahay ardayda ka aflaxday machad?
Haddii kale, kusoo dhowow fursad dahabi ah!
πŸŽ‰ QIIMO DHIMIS BALAARAN πŸŽ‰
Waxaan qiimo dhimis ku sameynay dhammaan koorsooyinka aan bixino:
βœ… English
βœ… Cryptocurrency
βœ… Forex
βœ… AI Course
βœ… Graphic Design
βœ… Video Editing
βœ… Af-Soomaali
βœ… Quraan
πŸš€ Hadda Isdiiwaan Geli!
Fursaddu waa mid xaddidan – ka faa’iidayso maanta.
πŸ“² Nagala soo xiriir WhatsApp:
+252 61 5103484

28/02/2026

Ai course waa diyaar hadda soo dalbo walal

16/02/2026

Nala faafi walal qeyrkaπŸ™β€οΈβ€πŸ©Ή nagu soo biir walal mahadsanid

01/01/2026

Ku baro English Graphic-Design Video-editing Af-somali si free ah keliya isdiiwan geli +252 615103484 soo dhowow

Want your school to be the top-listed School/college in Marka?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Marka