MARKA UNIVERSITY

MARKA UNIVERSITY

Share

Marka University is a Public university located in Marka City southern Somalia. Jaamacadda Marka

Photos from MARKA UNIVERSITY's post 08/07/2026

Qaybta 2-aad | Proposal Defense

Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada Qaybta 2-aad ee ardayda si guul leh u difaacanaysa Proposal-kooda, taas oo ka mid ah marxaladaha muhiimka ah ee safarka tacliimeed.

Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar, waxaana u mahadcelineynaa macallimiinta iyo guddiga qiimeynta dadaalkooda iyo doorkooda hagidda ardayda.

Hambalyo dhammaan ardayda! Waxaan idiin rajeyneynaa guul iyo horumar joogto ah.👏📚





Photos from MARKA UNIVERSITY's post 07/07/2026

Difaacashada Proposal-ka – Qaybta 1aad
Waxaan hambalyo u diraynaa ardayda si guul leh u soo bandhigtay difaacashada buuga Proposal-kooda.

Tani waa tallaabo muhiim ah oo ay u qaadayaan dhammaystirka waxbarashadooda iyo horumarinta aqoontooda.

Hoos ka daawo sawirrada Qaybta 1aad ee munaasabadda difaacashada Proposal-ka.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar joogto ah. 👏📚

Photos from MARKA UNIVERSITY's post 04/07/2026

Waxaa si rasmi ah u soo gaba-gaboobay imtixaanadii dhammaadka semester-ka ee ardayda Jaamacadda.

​Jaamacaddu waxay ku faantaa tacabka iyo mustaqbalka aad dalka u tihiin. Hadda waa xilligii aad qaadan lahaydeen nasasho mudan, anagoo idiin rajaynaynaa fasax xiiso leh iyo natiijooyin idin farxad-geliya.

​Hambalyo dhammaan ardaydayada qaaliga ah! 📖
​ 'sLeaders

20/06/2026

Waxaan guul u rajaynaynaa dhammaan ardayda Fasalka 12aad ee u fariisanaysa Imtixaanka Qaranka 2025/2026.
Dadaalkiinna laba jibaara maalmahan!
Guulaysta Inshaa Allah.

19/03/2026

Eid Mubaarak 🌙
Maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan ardayda iyo bulsho weynta ku xeran. Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadii, hana idin siiyo guul, barwaaqo iyo horumar mustaqbalka.
Eid Mubaarak.

18/02/2026

Ramadan Kariim 🌙
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa fursad cibaado iyo isxisaabin. Allah naga aqbalo soonka iyo camalka suuban. 🤲

03/01/2026

Yaan la moogaan maalmaha tababarka

Want your school to be the top-listed School/college in Marka?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Marka

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00