Mahas primary and secondary school

Call Directions

Mahas primary and secondary school dugsiga maxaas

Asc  duhurnimada maanta waxaa daaburka noo soo jeediyey, fasalka. 1-aad ee dugsiga hoose.M.a. Horumar iyo waxbarasho tay...
05/10/2022

Asc duhurnimada maanta waxaa daaburka noo soo jeediyey, fasalka. 1-aad ee dugsiga hoose.

M.a.

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

Ogeeysiis,                 ogeeysiis.            Ogeeysiis.Dhamaan bulshada maxaaseed meel walba ay jogan waxaan ogeysii...
28/09/2022

Ogeeysiis, ogeeysiis. Ogeeysiis.

Dhamaan bulshada maxaaseed meel walba ay jogan waxaan ogeysiineeynaa in 10-10-2022. Aay dhici doonta xalfadii qalin jabinta ee ardada ka qalin bedelaneeysa heerarka kala duwan ee. waxbarasho ee ee maxaas.

Waxaana raali gelin ka bixineeynaa dib u dhaca ku yimid xalfada,

Daruufaha laso maray awgeed.

mahadsanidiiin.

Horumar iyo waxbarasho tayo leh. I.a


=dhammaad==

Asc subax wangsan bahdeena waxbarashada.Waxaa inoo socda xiisadii 1-aad daabuurka.Fasalka 5-aad ayaa inoo daadihinaya  b...
28/09/2022

Asc subax wangsan bahdeena waxbarashada.

Waxaa inoo socda xiisadii 1-aad daabuurka.

Fasalka 5-aad ayaa inoo daadihinaya bernamijkam.a
Ardadeenu waxey leeyihiin ku dayasho allha idin fududeeyo safarkiina waxbarasho.

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

16/09/2022

Howsheenu waxeey ku socota si quruxbadan. Alxamdulilaah
Horumar iyo waxbarasho tayo,i.a

18/08/2022

Asc

Hambal hambalyo hambalyo.
Bahda waxbrashada, dhamantood ayagoo isku duuban waxeey farxada la qeeybsanayaan arda sanadkan dhameeysatay f-4.ka
Oo dhamantod ku baasay helayna dhibca sar sare oo macquul ah marka loo fiiriyo meelaha qaarkood. 2021-2022.
Sanad walidiinta iyo dhaman bahda waxbarashadu waxey ku faraxsanyihiin,
Guusha aay gaareen ardadeena qiimaha badan
Fasalada 8-aad iyo. F.4
Horumar iyo waxbarasho tayo leh.

06/08/2022

Isku soo noqod wanagsan. ٠٦/٠٨/٢٠٢٢

الحمد لله، ار جعنا الي المدرسة،بالصحة،والنشاط.

Galab jumca ah bacdal casar( subaxleey natiijadiina waa diyaar insha allah) 05/08/2022.Sido kale galableey= waxaa natiij...
02/08/2022

Galab jumca ah bacdal casar( subaxleey natiijadiina waa diyaar insha allah) 05/08/2022.

Sido kale galableey= waxaa natiijada lasiin dona maalinta sabtida ah ee soosocota (06/08/2022) ee schoolku furmayo. Insha allah,

Guul ayan idin rajeeyneeynaa ardadeena qiimaha badan

Horumar iyo waxbarasho tayo leh insha allah

01/08/2022

الحمد لله علي كل نمعة
Hambalyo hambalyo hambalyo.

Dugsiga maxaas, maamulka, mucalimiinta iyo waalidiintuba waxeey farxada la qeeybsanayaan dhamaan ardada (8--aad) ee ree hirshabeele, gaar ahan ardada schoolka . Oo helay dhibco iyo darajooyin ay ku qancaan, hambalyo ayaanu leenahay, oo guuleeysta weligiin.

Sido kale waxaa ku mahadsan cid kasta oo ka qeeyb qaadatay imtixaanka inuu sidaan ku soo baxo. Bilow ilaa iyo dhamad.

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

Ogeeysiis   ogeeysiis.     OgeeysiisLaga bilaabo sannadkan 2022-2023 kaQaabka iyo nooca dareyska schoolka(uniform)Ama no...
06/07/2022

Ogeeysiis ogeeysiis. Ogeeysiis

Laga bilaabo sannadkan 2022-2023 ka

Qaabka iyo nooca dareyska schoolka(uniform)
Ama nooca maryaha dugsiga lagu dhigan doona

1)

A)wiilasha) shaati cad iyo surwaal bulug ah
B) gabdhaha.== goono,xijaab iyo masarkiisa oo bulug ah.
2)
A) wiilasha== shaati jaale ah iyo surwal cadeys ah
B) gabdhaha== xijaab, masar iyo goono jaale ah

3)
A) wiilasha shaati cad iyo surwaal cadeeys ah
B) gabdhaha== xijaab,goono iyo masar wada cadeeys ah.

== ==DHammad====

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

Asc dhammaan bahda waxbarashada.Alle ayaa ku mahadsan marka h**e xalad walba ee lasoo maray, marka xigtaHamlyo hambalyo ...
22/06/2022

Asc dhammaan bahda waxbarashada.

Alle ayaa ku mahadsan marka h**e xalad walba ee lasoo maray, marka xigta

Hamlyo hambalyo dhamaan ardada maanta imtixaanku usoo dhamaaday, gaar ahaan ardadeena sharafta leh,

Hambalyo

Waxaana u rajeeyneeynaa natiijo lagu farxo in aay helaaan ubadkeena qiimaha badan.

Dhamaan waxaa mahdsan mucalimiintii garab taagneeyd ardada f.4 mudadii schoolka ilaa iyo maanta uu imtixaanku soo idlaaday

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

Asc dhammaan ummadda muslimiinta ah.Waxaa mahad leh. الله سبحانه وتعالي kaso si nabad iyo jawi qurux badan noogu dhameey...
17/06/2022

Asc dhammaan ummadda muslimiinta ah.

Waxaa mahad leh. الله سبحانه وتعالي kaso si nabad iyo jawi qurux badan noogu dhameeyey imtixaankii fasalaka 8-aad ee dugsiga dhexe.

Exam-kaa. Oo soo bilowday 13-6-2022. Ilaa iyo 16-62-2022.

Waxaa sidoo kale mahadsan. Dhamman intii ka soo shaqeeysay imtixaankaan. Sida

Diyaarintii qorist, daabcista, xifdinta ama ilaalin iyo kormeerayaashi gaarsiiyey heer gobol ilaa iyo heer degmo.

Waxaa sido kale mahadsan mucalimiintii soo saaray ardadaan quruxda badan iyo inti ku gacansiisay sidii aay ardadu ugu guuleysan la haayen imtixaaank dugsiga dhexe.

Ugu dambeeyn waxan u rajeeyneeynaa dhamaan ardadeenu ineey guuleetstan.

Horumar iyo waxbarasho tayo. Leh i.a

Markana waa 8-aad Jad walkii imtixanka ku gali la heeydeen ayey soo saartay wasarada waxbarashada hirshabeele.Waxa uu bi...
04/06/2022

Markana waa 8-aad
Jad walkii imtixanka ku gali la heeydeen ayey soo saartay wasarada waxbarashada hirshabeele.

Waxa uu bilaban doonaa 13-6-2022 maalin isniin ah wuxuuna dhamaan donaaa 16-6-2022 maalin qamiis ah.

Guul ayaan idiin rajeeyneeyna ardadeena sharafta leh.

Horumar iyo waxbarasho tayo leh i.a

Address

Mahas

Telephone

+252615684842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahas primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category