Pen Community College

Pen Community College Pen Community College - Burtinle

09/05/2026

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّآ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ

Geeri xanuun badan Alle Haunaxarizto Adeer oo hada geerideedu isoo gartay

Waxaan tacsi u diray dhaamn ubadkiisah
SI gaar ah Malyun Said, Ahmed Said, Farah Said, Sunduz Said , Suweyz Said, Mahamed Said, Mahad, Said iyo dhamana familka intiisa kle i, ilaahay samir iyo iimaan hanaga wada siiyo, Marxuumka.

Gaaridu waa xaq, Alle waxaan uga baryayaa inuu su’aalaha u fududeeyo janadii fardaysan ka waarabiyo marti la jecel yahay allh ka dhigo kitaabkeeda midigta ka siiyo 😭😭😭

Allahuma Ameen.
Ducadda Dhamanteen.

10/04/2026





Qoral :-

Mid kamid ah Ardayda Kabaxdey .

Alle Haku Siyadsho
Cilmigaaaga.

    Ciid Wngzan Dhamaan Ummada Islam Ka Ah Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed Iyo Bahda   illahy ha igana aqbalo acmaasha su...
20/03/2026




Ciid Wngzan Dhamaan Ummada Islam Ka Ah Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed Iyo Bahda illahy ha igana aqbalo acmaasha suuban.

   .Rammadaan Kariim Dhamaan Ummada  Soomaaliyeed Meelkasta Oo Ay Joogaan sigaar ah bahda      .Alle Hanaga yeelo kuwii ...
17/02/2026


.

Rammadaan Kariim Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Meelkasta Oo Ay Joogaan sigaar ah bahda .

Alle Hanaga yeelo kuwii
Ka faaideystah Fadliga
Bisha Barakeysan.

15/02/2026



   Fadliga Jumcaha owgii Ducada iyo Saliga Nabiga scw aan Badinoh. 📿❤️
08/01/2026




Fadliga Jumcaha owgii Ducada iyo Saliga Nabiga scw aan Badinoh. 📿❤️

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ                  Dhamaan Maamulka, Barayaasha, Ardeyga Iyo Guud Ahaan bahda...
24/12/2025

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Dhamaan Maamulka, Barayaasha, Ardeyga Iyo Guud Ahaan bahda Pen college Waxaan tacsiyeynaa, gaarida naxdinta leh ku timid Cabdullaahi Maxamed Xassan

اللّٰه سُبْحَانَهُ وَتَعَالَى
Ha u naxariisto Cabdullaahi yare كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ Illahy janadul firdows haku arsaaqo samir iyo iimaan Dhamaan ehelka iyo qaraabada.

05/12/2025




27/10/2025





Waxaa si toos ah asbuucaan machadka uga socda imtixaanaddii finalka ee ah oo galeyeen Ardeyda Kuliyada

1) Catheter
2) Batterfly Injection
3) IV Injection
4) Pulse Rate
5) Temperature
6) Blood Pressure
7) Respiration Rate
8) Suture
9) ID Injection
10) DRSABCD
11) Fracture
12) Canulla
13) SD Injection
14) Infussion Injection
15) Oxygen
16) Im Injection
17) Oxygen concentrator
18) Burns
19) Nasogastrict tube

Address

Magiamacarscio
NONE

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pen Community College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category