07/01/2026
Waxaa manta oo ay tariqdu aheyd 7/1/2026 (Arbaco) si nabad ah inogu so idlaaday imtixankii teramkii kowaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026
Waxa xusid mudan in ardayda ay so bandhigeen aqlaq wanag iyo aqoontooda ayaga oo ka dheraday wax kasta oo imtixankooda sameyn ku keeni karo
Mamaulaha iskuulla aya fagaraha kaga amanay sidii qiimaha badneyd oo ay ardayda isaga ilaaliyeen wax wax kasta oo imitixaan kooda sameyn ku keeni karo
Guul baan idin rajeynaaya dhamaantiin
17/06/2025
Manta oo ay tariqdu ahyed 17/06/2025 tallaado waxa si nabad ah inogu so dhamaday imtixankii teraamka labad ee sanad dugsiyeedka
Waxan u mahad celineyna dhaman Macaliminta sida hagar la'anta aha ugu so shaqeyay bulshadooda iyo ardaydii ixtiraamka badneyd sida wanagsaneyd oo ay Macalimintod ula so shaqeyeen
Waxan dhaman ardayda u rajeyneyna in u ilahaay ku guuleyo imtixaankooda
13/05/2025
Asc dhaman waxa manta oo ay tariqdo aheyd 13/05/2024 ilahay inoo sura galiyay in u noqabsomo tartanki ino socday waregisi labad.
Waxana manta fooda is daray fasalka 5aad iyo 6aad, lolan iyo ismari waa dher ka dhib waxa ay guusha racday fasalka 5aad dhibcaha ay kugu kala badiyeen waxey ahayeen fasalka 6aad 35 dhibcod halka fasalka 5aad ay keneen 37 dhibcood
Hampalyo fasalka 5aad
07/05/2025
Jadwalka imtixanka qaranka ee fasalka 8aad waxan u rajeyneyna ardayda fasalka 8aad in ay guulo la taban karo ay ino so hoyiyaan
06/05/2025
TARTAN AQOONEED XIISO LEH!
Waxaa maanta oo ay tariqdo aheyd 6/5/2025 ino furmay tartan aqooned dhexmari doono dhaman fasalada dugsiga, waxana manta ino dah furay fasalka 7aad iyo 8aad
Labada fasal ayaa si geesinimo leh u tartamay, iyagoo su'aalo cilmiyeed kala duwan iskaga horyimid, kana hadlayay maadooyin ay ka mid yihiin: Xisaab, Saynis, English, Somaali iyo Diini. Ardaydu waxay muujiyeen faham qoto dheer iyo karti sare oo ay u leeyihiin aqoonta
Lolaan dheer kadib waxa ay guusha racday fasalka 7aad (Hampalyo).
Guusha maanta ma ahayn mid keliya lagu guuleysto koob, balse waxay ahayd guul wadaag ah oo muujisay is-dhexgalka, wada shaqeynta iyo dhiirigelinta waxbarasho ee ka dhex jirta ardayda Dugsigeenna.
Hambalyo labada fasalba!
Waxbarashadu waa furaha nolosha!
01/02/2025
Asc dhaman,
Furitanka dugsiga hoose/dhexe ee Bananey teeramka labad ee ๐๐๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐.
๐ค๐บา ีดสึ
ึ
ีชีฐฤ
ีกึ
ึ
ีก ฦฤ
รงสึ
ฦีดษพฤ
ีฒ๐บ๐ค
ใฐ๏ธใฐ๏ธใฐ๏ธใฐ๏ธใฐ๏ธใฐ๏ธ
Maalinta Bari Ah waxaa Dib noogu furmi doono Waxbarashadii teramka labad ee Sanad-Dugsiyeedka 2024/2025.
Waxaan Waalidinta Waxbarashada Ubadkooda la rabo kuwargalineynaa ineey Bari keeni karaaan Ardayda Cusub iyo kuwa badalka kuimanayo intaba.
๐๐๐ฅ๐๐จ๐ฆ๐ ๐๐๐๐ค ๐๐๐ญ๐๐ซ ๐ ๐ซ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ค!
04/01/2025
Asc
Try 04/01/2025
Manta oo sabti ah waxa sii toos ah nogu bilaawday imtixankii teraamka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025
27/11/2024
Asc dhammaan
Triq 27/11/2024
Waxa maanta oo ay taariikhdo tahay 27/11/2024 maalin arbaco ah nagu so boqday iskuulka Abdifitah Abdullahi Ahmed oo kamid dhalinta Aqoonyahanada degmada iyo walaalken Mohamed Abdi Garad oo asne kamid ah qurbajogta Somaaliyeed kana mid ahaa dadki qeybta ka qatay dhismihi labaad ee iskuulka Bananey Primary School
Boqoshadooda oo ku saleysneed, boqosho iyo dhirigalin aya waxa ay ardayda uso boqden fasal fasal halkas oo ay wax ka weydiiyeen casharadi ay barteen manta iyo wixi ka horeyay ayaga oo abalmarin siyay ardaydii sii fican wax uso bandhigtay
Waxa kale oo aan meshan uga dhuceynena walalken Mohamed Abdi Garad oo abihi ku xanunsan yahay Baladxawo Ilhaay ha cafiyo dambi dhafna Allaha ugu dhigo xanunka uu maraya
Adinkana U soo duceeya Aabbo Cabdi Garaad
21/11/2024
Hampalyo dhaman Macaliminta Soomaaliyeed
Maalinta Macallimiinta Soomaaliyeed waxaa loo asteeyay 21-ka Noofembar sannad walba, si loogu dabaaldego dadaalka iyo shaqada muhiimka ah ee macallimiintu ku bixiyaan waxbarashada iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Maalintan waxay tahay fursad lagu sharfayo macallimiinta, looguna mahadcelinayo doorkooda muhiimka ah ee bulshada.
Waxaa caadiyan la qabtaa munaasabado lagu xusayo maalintaas, iyadoo lagu dhiirrigeliyo qiimaha waxbarashada iyo kaalinta macallimiinta ee kor u qaadidda aqoonta iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed. Maalintan sidoo kale waxay xasuusinaysaa baahida loo qabo in la xoojiyo xuquuqda iyo xaaladaha shaqo ee macallimiinta.
Bananey Primary School
04/10/2024
Asc dhaman,
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Mamulka Macaliminta iyo bahda Bananey Primary waxa aay farxada la qeybsanayan Macaliminteena ka qalinjibisay heerki kowaad ee jamacada calimiga ah ee Gedo (GIU)
1) Mr Muqtar Mohamed Abshir
2) Mr Abdullahi Mohamed Adan
3) Mr Mohamed Ali Ibrahim
Waxa farxad weyn ino ah in Macaliminta aan haysano ay yihiin macalin aqoon iyo qibraad aay u dheertahy jaceel iyo naxaris ay u qabo bulshadoda uguna dhabar adeego dhibato kasto oo so wajahdo (Allaha ka ajar siiyo)
Waxan idin rajeyneyna mustaqbal wanagsan oo i faayo
HAMBALYO MAR LABAAD IYO MAR SADDEXAD