يهنـئ معهد الفرقان للعلوم الشرعية والعربية في لوق بالصـومال منسـوبيـهـا والشعـب الصــومالـي والأمـة الإسـلامية بحلـول عيــد الفطـر المبــارك أعـــاده الله علينـا وعليكــم باليمـن والبـركـــات.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
كل عام وأنتــم بخيـر.
معهد الفرقان للعلوم الشرعية والعربية في لوق
kusoo dhawoow pageka rasmiga ah ee machadka alfurqaan luuq gedo somalia
09/03/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Maamulka machadka ,macallimiinta iyo dhamaan ardeyda waxey halkaan tacsi ooga diraayaan aabo c/wahaab macaane oo wiilkaan yar uu galabta ka saqiirey wiilka waxaa la yiraahdaa c/laahi c/wahaab macaane waxaana uu ka mid ahaa ardeyda machadka
C/wahaab waxaan leenahay sabar iyo iimaan ilahey ha kaa siiyo kii maalinta qiyaamo kuu shafeeca qaado ilahey haka dhigo qalbigana ilahey hakuu qaboojiyo runti xanuunka geerida waan kula dareemeynaa
إن العين لتدمع وإن القلب ليحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا وإنا لفراغك لمحزونون يا عبد الله
28/02/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Maamulka machadka alfurqaan iyo dhamaan macalimiinta machadka waxey ka tacsiyeynaayaan geeridii ku timid ardeygaan oo oo ka tirsanaa ardeyda machadka oo maqribki tii rabbi u timid shire bishaar axmed ehelkii iyo dhamaan intii uu ka baxey oo kamid ah ardeydii ay wax isla baranaayeen sabar iyo iimaan ilahey ha naga wada siiyo aamiin aamiin runtii waa geeri naxdin leh balse nafwalbo waqti bey leedahay
16/04/2025
Arrdeyda dhigata machadka alfurqaan luuq kuna xiran pageka machadka sida ballanka uu ahaa berri waa imtixaamkii 40 sawirka hoose waa jadwalkii lagu galaayey imtuxaamka maamulka mchadka iyo mclmiinta oo isku duuban waxey idin leeyhihiin ilahey ha idin fududeeyo imtixaamka insha alaah
07/04/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinaayaa dhamaan ardeyda ku xiran pageka machadka alfurqaan kana mid ah ardeyda dhigata machadka in uu soo dhawyahay imtixaamki dhexe ama 40ka lagu saxaayey ee machadka sidaa daraadeedna ay diyaar garoobaan ardeyda machadka insha alaah qamiistaan soo socoto kuna beegan 10/4/2025 waa muraajaco ama waxa afka qalaad lagu yirahdo revision qamiista ka dambeyso kuna beegan 17/4/2025 waxaa la gali doonaa imtixaamka ardeya waa in ay diyaar garowaan mhdsndiin
22/02/2025
Waa maanta oo kale 3sano kahor iyo dufcadii 1aad ee machadka ka qalin bedelatey masha alaah qaarkood waa jaamiciyiin halka qaarka kale ay dhakaatiir ay yihiin waxan idin leenahay hadaan nahay maamulka machadka hambalyo hambalyo meesha aad joogtaan meel ka sareyso ayaan idin rajeyneynaa insha alaah Lukman Al Xakiimi Media
14/02/2025
Sumayo xuseen cumar waxey kamid tahay ardeydii ka qalin bedelatey dugsiga hoose ee machadka alfurqaan luuq
14/02/2025
Sawirro qeybta 2aad shahaado siinta ardeyda qalin bedelatey
13/02/2025
Sawiro qeybta 1aad xafladii qalin bedeleshada machadka al furqaan luuq
13/02/2025
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinaayaa dhamaan shacab weynaha ku xiran page ka machadka al furqaan luuq in maanta oo ay tahay maalin khamiis ah13/2/2025 uu machadka qaban doono xaflad qalin bedelasho dufcadii 2aad ee sanada dugsiyeedka 2023-2024 waxeyna ka dhaceysaa xaflada hoolka caasho cali dhafe saacadu marka ay tahay 8:30am ka soo qeybgal wacan insha alaah
Asc kusoo dhawaada machadka barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga ee al furqaan luuq
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Luuq