EXAMINATION MODE ACTIVATED.
Time to bury your heads into the books.
Read, revise and raise your result.
LGSS, home of noble characters.βοΈ
Luuq Ganane Secondary School - LGSS
Welcome to the Official page of Luuq Ganane Secondary School (LGSS).
The first high school in Luuq Town since the collapse of the central government of Somalia in 1991.
03/06/2026
π Best Player of the Tournament: Mohamed Abdulsalam (Shukriyow)
β½ Top Scorer: Mohamed Abdilsalam (Shukriyow)
π§€ Best Goalkeeper: Warsame Abdullahi
π± Best Young Player: Ducale Hussein Ganey
π Best Goal of the Tournament: Omar Mohamed Omar (Tonni)
πββοΈAbaalmarinnada Ciyaaraha Fudud( Athletics)
π
High Jump Winner: Ahmed Noor ( Alvaro)
π
Long Jump Winner: Dhayib Dahir Abdi
π Hambalyo dhammaan ardaydii ka qayb gashay tartanka iyo ciyaartoydii ku guuleysatay abaalmarinnada kala duwan. Sidoo kale hambalyo gaar ah ayaa u diraynaa Form 2 East oo ku guuleysatay horyaalka sanadkan.
π Talent β’ Discipline β’ Teamwork β’ Success π
03/06/2026
π CHAMPIONS OF THE INTERCLASSES FOOTBALL TOURNAMENT 2026 -β FORM 2 EAST! π
Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay tartankii kubadda cagta ee fasallada iskuulka, iyadoo Finalkii xiisaha badnaa uu dhex maray Form 2 East iyo Form 2 North.
Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar adag, iyo difaacasho adag, taasoo sababtay in waqtigii caadiga ahaa lagu kala bixi waayo 0-0.
β½ Ciyaarta ayaa loo gudbay gool-ku-laadyo (Penalty Shootout), halkaas oo Form 2 East ay ku xaqiijiyeen guusha isla markaana ay noqdeen:
π₯ Horyaalayaasha Tartanka Kubadda Cagta ee Interclasses 2026
π Hambalyo Form 2 East oo ku guuleystay koobka.
π Sidoo kale waxaa mahad iyo bogaadin mudan Form 2 North oo soo bandhigay dadaal iyo ciyaar heer sare ah intii uu tartanku socday.
π Champions: Form 2 East
π₯ Runners-up: Form 2 North
π Hambalyo dhammaan ciyaartoyda, macallimiinta, qabanqaabiyeyaasha, iyo taageerayaashii ka qeyb qaatay tartankan
πβ½π₯
02/06/2026
π Squad-ka labada kooxood β¦
Saadali ciyaarta Berri oo hel Abaalmarin
π Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta waxa uu ku guuleysan doonaa $10.
π Shuruudaha ka qaybgalka:
β
Like saar Page-ka
β
Follow dheh Page-ka
β
Share garee post-kan
β
Ku qor faallada natiijada aad saadaalinayso.
β³ Saadaasha waa in la soo gudbiyaa ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.
π
Fiiro Gaar Ah: Haddii ay jiraan dad badan oo si sax ah u saadaaliya natiijada, abaalmarinta waxaa heli doona qofka ugu horreeya ee soo qoray saadaasha saxda ah.
02/06/2026
π GRAND FINAL β INTERCLASS FOOTBALL TOURNAMENT π
Waxaa la gaaray waqtigii la sugayay! π₯
Maalinta Final-ka, berri oo Arbaca ah waxaa foodda is dari doona labada fasal ee soo bandhigay ciyaaro heer sare ah intii uu socday tartanka:
β½ Form 2 East π Form 2 North
Labadan fasal ayaa iskaga hor iman doona kulan aad loo sugayo oo lagu goβaamin doono horyaalka tartanka, kadib safar dheer oo ay ku soo gaareen finalka.
π― Yaa qaadi doona koobka?
π― Yaa noqon doona horyaalka sanadkan 2026 ?
Dhamaan ardayda, macallimiinta, iyo taageerayaasha waxaa lagu martiqaadayaa inay kasoo qeyb galaan kulankan taariikhiga ah.
π’ Daawasho wacan dhammaan bahda dugsiga, hana moogaan Final-ka weyn! πβ½π₯
02/06/2026
β½ NATIJADA SEMI-FINALKA β½
Kulan xiiso badan oo maanta dhex maray Form 2 East iyo Form 1 North ayaa ku soo dhammaaday:
Form 2 East 1 - 0 Form 1 North
π Guusha waxaa sidaas ku xaqiijiyay Form 2 East , kuwaas oo u gudbay wareegga xiga ( Final)
β Man of the Match:
Shukriyow β Wuxuu sameeye bandhig heer sare ah oo kooxda guusheeda kaalin weyn uu ka qaatay, asagoo udhaliye goalka ee kubadiyen kooxdiisa, Sidokle waxuu badbaadiyay (Save) rigooro muhiim ah oo kooxda ka caawisay inay sii joogteeyaan rajada guusha..
01/06/2026
π₯ Semi Final π₯
Waxaa berri la ciyaari doonaa mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan tartanka, iyadoo ay isaga hor iman doonaan:
β½ Form 2 East vs Form 1 North
π
Semi Final
π
Berri oo Talaada ah
ποΈ Garoonka Dugsiga
.
01/06/2026
β½ NATIJADA SEMI-FINALKA β½
Kulan xiiso badan oo maanta dhex maray Form 3 East iyo Form 2 North ayaa ku soo dhammaaday:
Form 3 East 1οΈβ£ - 2οΈβ£ Form 2 North
π Guusha waxaa sidaas ku xaqiijiyay Form 2 North, kuwaas oo u gudbay wareegga xiga ( Final)
β Man of the Match:
Abdullahi Dahir (Xuudka) β Wuxuu sameeye bandhig heer sare ah oo kooxda guusheeda kaalin weyn ka qaatay, asagoo udhaliye goalka labaad ee kooxdiisa .
31/05/2026
π SEMI-FINALKA TARTANKA FASALLADA π
Waxaa berri foodda is dari doona labada fasal ee kala ah Form 3 East iyo Form 2 North kulan ka tirsan wareegga Semi-Finalka ee tartanka kubadda cagta dugsiga.
β½ Labada kooxood waxay u tartami doonaan booska Finalka, waxaana la filayaa ciyaar adag oo xamaasad badan leh.
31/05/2026
π Semi-Final-ka Tartanka Kubadda Cagta Fasallada π
Waxaa si rasmi ah loo gaaray wareegga Semi-Final-ka, iyadoo ay isku haleeli doonaan afar kooxood oo soo bandhigay bandhigyo cajiib ah intii uu tartanku socday.
β½ Kulamada Semi-Final-ka:
πΉ Form 3 East π Form 2 North
πΉ Form 2 East π Form 1 North
Koox walba waxay u dagaallami doontaa inay gaarto Final-ka. Waxaa la filayaa kulamo xamaasad leh, tartan adag, iyo ciyaaro heer sare ah.
π₯ Yaa u gudbi doona Final-ka?
πβ½
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hillac
Luuq
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |