29/12/2025
Waxaa maanta hoolka iskuulka xiliga taabuurka lagu qabtay
ciwaan magaciisu ahaay احترم الآخرين (ixtiraamka dadka kale)
kaas oo ay kawada qayb qateen maamulka, macalimiinta iyo marti sharaf kale.
Siguud ardeyda waxay kula dardaarmeen in ay ku dadaalaan ixtiraamka, waxbarashada, iyo in ay ka fogaadaan waxkasta oo ka mashquulin karo wax barashada.
iyo
24/12/2025
SAWIRO Q:2AAD : Xaflada Xilwareejinta Gudoomiyaha Ardayda Iskuulka Al-Faruuq Ceelasha
Mudane Maxamed Xuseen Xasan (Xareed)
24/12/2025
Xafladlada xilwareejinta Gudoomiyaha Cusub ee Ardayda Iskuulka Al-Faaruuq Ceelasha
Mudane Maxamed Xuseen Xasan (Xareed)
21/11/2025
Waxaa hoolka iskuulka lagu qabtay xaflad lagu maamuusay Maalinta Macallimiinta Soomaaliyeed, oo ku asteysan 21 November.
Ardaydu waxay si gaar ah u maamuuseen macallimiintooda, iyagoo u dhigay xaflad maamuuskeedu sareeyay.
Hambalyo dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed.
21/11/2025
Macallin waa lagu mahdiyaa.
Mowlana waa loo baryaa
Midigta qalinka lagu qora
Jahligu lagu musaafuriyaa
Maankiisa uu ku maalaya
Mug iyo qiimuu ku yeelaya
Mowjadaha jahligu ka saraya
Macallin waa lagu mahdiyaa
Mowlana waa lo baryaa.
20/11/2025
Maalinta Macallimiinta Soomaaliyeed – 21 November
Hambalyo dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, gaar ahaan macallimiinta iskuulka Al-Faaruuq oo dadaal iyo dulqaad badan u huray baridda ardayda.
Macallinow waad mahadsan tihiin — waxaad tihiin iftiinka bulshada iyo hormuudka mustaqbalka.
Hambalyo 21 November! 👏📚
28/09/2025
SAWIRO : Qeybta 3aad Hadiyad siin
Xaflada qalin jabinta dufcada 11aad iskuulka Al-Faruuq Ceelasha
26/09/2025
SAWIRO | Qeybta 2aad xaflada qalin jabinta dufcada 11aad iskuulka Al-Faaruuq
25/09/2025
SAWIRO. | Qaybta 1aad
Xaflada qalin jabinta dufcada 11aad ee iskuulka Al Faaruuq
.
23/09/2025
Xaflada Qalin jabinta dufcada 11aad iskuulka Al Faaruuq
22/09/2025
🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 11aad – Iskuulka Al-Faaruuq 🎓
📅 Taariikh: 25-09-2025. | khamiis
🕒 Waqti: 8:00
📍 Goobta: Beerta Shabeele.